{"id":52039,"date":"2018-12-11T19:49:50","date_gmt":"2018-12-11T16:49:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52039"},"modified":"2018-12-11T19:51:08","modified_gmt":"2018-12-11T16:51:08","slug":"maxamed-sh-c-raxmaan-mursal-gudoomiyaha-barlamaanka-federalka-oo-la-filayo-in-uu-bulshada-la-hadlo-waqtiyada-dhaw","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/12\/maxamed-sh-c-raxmaan-mursal-gudoomiyaha-barlamaanka-federalka-oo-la-filayo-in-uu-bulshada-la-hadlo-waqtiyada-dhaw\/","title":{"rendered":"Maxamed Sh C\/raxmaan Mursal Gudoomiyaha Barlamaanka Federalka oo La Filayo in uu Bulshada La Hadlo Waqtiyada Dhaw."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/mursal-gediye.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52040\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/mursal-gediye-300x160.jpg\" alt=\"\" width=\"885\" height=\"472\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/mursal-gediye-300x160.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/mursal-gediye.jpg 620w\" sizes=\"auto, (max-width: 885px) 100vw, 885px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Sida laga soo xigtay qaar ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan uu la hadlo warbaahinta.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa la filayaa in uu faah faahin dheeraad ka ah bixiyo mooshinka la keenay in laga soo gudbiyay madaxweynaha dowladda Soomaaliya iyo waxa uu salka ku hayo iyo waliba wararka sheegaya in uu xabsi guri ku yahay madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaar ka mid ah xildhibaannadii xalay ku booqday hoyga uu ka degan yahay madaxtooyada ayaa sheegay in ay ka boodeen sida ay hadalka u dhigeen biro dhaadheer oo xeen-daab looga dhigay guriga uu degan yahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Marka la eego mooshinkan laga keenay madaxweyne Farmaajo ayeey dad badani u arkayaan in uu dib dalka ugu celinayo dhaqamo siyaasadeedkii horey-ba looga bartay dowladdihii isaga danbeeyay dalka ee ahaan in lagu mashquulo khilaaf siyaasadeed iyo mooshinno iska soo horjeeda oo marka danbe lagu hilmaamo howlihii kale ee dowladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiye ku-xigeennada Golaha Shacabka ayaa u arka arinta ku saabsan mooshinka laga keenay madaxweynaha mid aan sharci aheyn islamarkaana aysan waxba kala socon, waxaana ay sheegeen in waqtigan aan madaxweynaha wax mooshin ah laga keeni karin.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51930\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3-e1543852558659.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51661\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51662\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51669\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51663\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-51665\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida laga soo xigtay qaar ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan uu la hadlo warbaahinta. Guddoomiyaha ayaa la filayaa in uu faah faahin dheeraad ka ah bixiyo mooshinka la keenay in laga soo gudbiyay madaxweynaha dowladda Soomaaliya iyo waxa uu salka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52040,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52039","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52039","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52039"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52039\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52041,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52039\/revisions\/52041"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52040"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52039"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52039"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52039"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}