{"id":52035,"date":"2018-12-11T00:08:53","date_gmt":"2018-12-10T21:08:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52035"},"modified":"2018-12-11T00:29:49","modified_gmt":"2018-12-10T21:29:49","slug":"hugaamiyaha-mucaaradka-ah-ee-xisbiga-wadajir-c-raxmaan-c-shakuur-oo-muqdisho-kusoo-laabteylaguna-soo-dhaweeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/12\/hugaamiyaha-mucaaradka-ah-ee-xisbiga-wadajir-c-raxmaan-c-shakuur-oo-muqdisho-kusoo-laabteylaguna-soo-dhaweeyey\/","title":{"rendered":"Hugaamiyaha Mucaaradka ah ee Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur oo Muqdisho Kusoo Laabtey,Laguna Soo Dhaweeyey."},"content":{"rendered":"<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/craxmaan-cabdishakur-xamar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52036\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/craxmaan-cabdishakur-xamar-300x165.jpg\" alt=\"\" width=\"955\" height=\"525\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/craxmaan-cabdishakur-xamar-300x165.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/craxmaan-cabdishakur-xamar.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 955px) 100vw, 955px\" \/><\/a><\/div>\n<div>Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir,Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame\u00a0 ayaa galinkii hore ee Isniintii maanta ku soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib muddo lix bilood ah oo u ka maqnaa caasimadda.<\/div>\n<div class=\"inline-ad\"><\/div>\n<div>Xubno ka tirsan xisbiga iyo xildhibaanno ka mid ah Baarlamaanka ayaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho,iyagoo kaddibna u galbiyay hoyga uu ka degganyahay magaalada Muqdisho oo 17kii bishii December sannadkii hore ee 2017ka ciidan ka tirsan dowladda ay ku weerarreen.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa sheegay inuu Muqdisho ku qabannayo isu soo bax uu ku xusato howlgalkii lagu qaaday hoygiisa, kaasoo ay ku dhinteen darawalkiisa iyo 4 ka mid ah ilaaladiisa.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir, ayaa howlgalka ku dhaawacmay, waxaana xukuumadda Soomaaliya ay dhigtay xilliga xabsi uu muddo maalmo ah ku jiray,iyadoo markii dambe lagu soo daayay waanwaan ay sameeyeen mas&#8217;uuliyiin iyo siyaasiyii beeshiisa ee ku jira dowladda.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Cabdiraxmaan, ayaa horay usoo noqday wasiir, sidoo kale waxaa uu ka mid ahaa musharrixiintii tartanka doorashada la galay madaxweynaha hadda xilka haya ee Farmaajo, doorashadii siddeedii bishii Febuary ee sannadkii 2017-ka.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Soo laabashadiisa ayaa ku soo beegantay xilli Muqdisho ay ka taagan tahay xiisad siyaasadeed oo ka dhalatay mooshika xilka qaadis ah oo shalay xildhibaanno ka gudbiyeen madaxweynaha.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51930\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3-e1543852558659.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51661\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51662\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51669\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51663\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51664\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-51665\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir,Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame\u00a0 ayaa galinkii hore ee Isniintii maanta ku soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib muddo lix bilood ah oo u ka maqnaa caasimadda. Xubno ka tirsan xisbiga iyo xildhibaanno ka mid ah Baarlamaanka ayaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho,iyagoo kaddibna u galbiyay hoyga uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52036,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52035","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52035","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52035"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52035\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52037,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52035\/revisions\/52037"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52036"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52035"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52035"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52035"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}