{"id":52024,"date":"2018-12-10T22:25:17","date_gmt":"2018-12-10T19:25:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52024"},"modified":"2018-12-10T22:27:08","modified_gmt":"2018-12-10T19:27:08","slug":"xildhibaan-shaaca-ka-qaadey-in-gudoomiyihii-barlamaanka-maxamed-sheekh-c-raxmaan-mursal-uu-xabsi-guri-ku-jiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/12\/xildhibaan-shaaca-ka-qaadey-in-gudoomiyihii-barlamaanka-maxamed-sheekh-c-raxmaan-mursal-uu-xabsi-guri-ku-jiro\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Shaaca Ka Qaadey In Gudoomiyihii Barlamaanka Maxamed Sheekh C\/raxmaan Mursal uu Xabsi Guri Ku Jiro."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/khaliif.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52025\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/khaliif-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"880\" height=\"660\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/khaliif-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/khaliif.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 880px) 100vw, 880px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan xabsi guri ku yahay madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xildhibaanka oo hadal ka jeedinayay munaasabad lagu soo dhaweeynayay hoggaamiyaha xisbigga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame, waxaa uu sheegay in loo diiday iyaga oo ah xildhibanno dhowr ah in ay u tagaan guddoomiyaha Golaha Shacabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaanka ma sheegin cidda ka dhigtay xabsi guriga iyo sababaha \u00a0looga dhigay,mana jiro war kasoo baxay Gudoomiye Mursal oo arintaan \u00a0xaqiijinaya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiye Mursal ayaa degan guriga Martida Madaxtooyada halkaa oo uu degenaa tan iyo markii loo \u00a0doortay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka, hase ahaatee waxaa uu \u00a0Xafiiskiisa ahaa Villa Hargeysa oo ku dhegan Madaxtooyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalintii shalay ayeey aheyd markii uu guddoomiyuhu qabtay mooshin ka dhan ah madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo ay soo gudbiyeen xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta gilgilay dibadbaxyo looga soo horjeedo mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Farmaajo, waxaana ay dibadbaxayaashu socod ku mareen qeybaha kala duwan ee magaalada iyaga oo ku qeylinaya erayo ay ku taageerayaan madaxweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51930\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3-e1543852558659.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51661\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51669\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51663\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51664\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-51665\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan xabsi guri ku yahay madaxtooyada Soomaaliya. Xildhibaanka oo hadal ka jeedinayay munaasabad lagu soo dhaweeynayay hoggaamiyaha xisbigga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame, waxaa uu sheegay in loo diiday iyaga oo ah xildhibanno dhowr ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52025,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52024","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52024","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52024"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52024\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52027,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52024\/revisions\/52027"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52025"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52024"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52024"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52024"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}