{"id":51977,"date":"2018-12-07T22:23:47","date_gmt":"2018-12-07T19:23:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51977"},"modified":"2018-12-07T23:29:27","modified_gmt":"2018-12-07T20:29:27","slug":"waddamada-ku-yaal-qaaradda-africa-oo-soomaaliya-kaalinta-2aad-ka-gashey-dalka-ugu-argagixisada-badan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/12\/waddamada-ku-yaal-qaaradda-africa-oo-soomaaliya-kaalinta-2aad-ka-gashey-dalka-ugu-argagixisada-badan\/","title":{"rendered":"Waddamada Ku Yaal Qaaradda Africa oo Soomaaliya Kaalinta 2&#8217;aad Ka Gashey Dalka Ugu Argagixisada Badan."},"content":{"rendered":"<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/argagax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-51978\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/argagax-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"863\" height=\"486\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/argagax-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/argagax.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 863px) 100vw, 863px\" \/><\/a><\/div>\n<div>Dalalka Nigeria iyo Soomaaliya ayaa kaalinta 1-aad iyo midda 2-aad uga jira waddamada ay sannadka 2018-ka ka dheceen falalka ugu badan ee la xiriira argagixisanimada ee guud ahaan qaaradda Afrika.<\/div>\n<p>Arrintan ayaa lagu sheegay warbixin ay soo saartay hay&#8217;adda ganacsiga iyo nabadda ee saldhiggeedu yahay waddanka Australia.<\/p>\n<p>Qiimeynta caalamiga ah ee lagu sameeyay heerka argagixisannimada ayaa dalka Nigeria kaalinta saddexaad ka galiyay 138 dal oo ka tirsan adduunka.<\/p>\n<p>Waddankan oo ah kan ugu shacabka badan qaaradda Afrika ayaa ku xigsaday dalalka Ciraaq iyo Afqaanistaan oo adduunka ugu horreeya dhinaca argagixisada.<\/p>\n<p>Nigeria waxaa ku xigay dalalka Suuriya iyo Baakistaan, halka Soomaaliya ay sare ugu soo kacday heerka dalalka ay saameynta ugu badan ka soo gaarto falalka argagixsannimada.<\/p>\n<p>Dalalka kala ah Hindiya, Yemen, Masar iyo Philipines ayaa sida ay isugu xigaan u kala galay kaalmaha 7-aad ilaa 10-aad.<\/p>\n<div>Kooxda Boko Xaraam ee fadhigeedu yahay Nigeria iyo Kooxda Al Shabaab ee Soomaaliya ka howl gasha ayaa loo aqoonsaday iney ka mid yihiin afarta kooxood ee ugu halista badan caalamka.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><b>Maxay warbixintu ka sheegtay Al Shabaab?<\/b><\/div>\n<div><\/div>\n<p>Soomaaliya ayaa taariikhda ku gashay iney sannadkii 2017-kii noqotay waddanka sare u kaca ugu badan ay ka sameeyeen dhaqdhaqaaqyada argagixisannimada ee guud ahaan dunida.<\/p>\n<p>Dhimashada ay sababeen falalka argagaixsada ayaa sare u kacay ku dhawaad 93%, iyagoo noqday 1,470 dhimasho, halkii ay sannadkii ka horreeyay ee 2016-kii ka ahaayeen 762 dhimasho.<\/p>\n<p>Tirada dhacdooyinka la xiriira argagixisannimada ayaa sidoo kale u kordhay si xoog leh, kuwaasoo halkii ay sannadkii ka horreeyay ka ahaayeen 248 dhacdo noqday 369 dhacdo, taasoo ah koror 49% ah.<\/p>\n<p>Inta badan falalka argagxisada ee ka dhacayay Soomaaliya ayaa lagu shegay kuwo ay geysaneysay kooxda Al Shabaab oo qura, taasoo mas&#8217;uul ka ahayd 92% oo ka mid ah dhimashooyinka ka dhashay falalka la xiriira argagixsannimada ee dhacay sannadkii 2017-kii.<\/p>\n<div>Kooxda kaliya ee marki laga soo tago Al Shabaab Soomaaliya ka geysatay falalaka argagaixisannimada ayaa lagu sheegay iney ahayd Jabhadda bariga Afrika, oo mas&#8217;uul ka ahayd 25 dhimasho oo sannadkii 2017-kii ka dhacday Soomaaliya.<\/div>\n<div><b>\u00a0<\/b><\/div>\n<div><b>Kuwan waa 10-ka dal ee ugu argagixisada badan qaaradda Africa:<\/b><\/div>\n<div><\/div>\n<div>1-Nigeria<\/div>\n<div><\/div>\n<div>2- Soomaaliya<\/div>\n<div><\/div>\n<div>3- Masar<\/div>\n<div><\/div>\n<div>4- Jamhuuriyadda Dimuqraaddiga ah ee Koongo<\/div>\n<div><\/div>\n<div>5- Liibiya<\/div>\n<div><\/div>\n<div>6-Sudaanta Koonfureed<\/div>\n<div><\/div>\n<div>7-Afrikada Dhexe<\/div>\n<div><\/div>\n<div>8-Kaamiruun<\/div>\n<div><\/div>\n<div>9- Suudaan<\/div>\n<div><\/div>\n<div>10- Kenya<\/div>\n<div><\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51948\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-1-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-1-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-1.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3-e1543852558659.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51661\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51662\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51669\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51663\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51664\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-51665\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalalka Nigeria iyo Soomaaliya ayaa kaalinta 1-aad iyo midda 2-aad uga jira waddamada ay sannadka 2018-ka ka dheceen falalka ugu badan ee la xiriira argagixisanimada ee guud ahaan qaaradda Afrika. Arrintan ayaa lagu sheegay warbixin ay soo saartay hay&#8217;adda ganacsiga iyo nabadda ee saldhiggeedu yahay waddanka Australia. Qiimeynta caalamiga ah ee lagu sameeyay heerka argagixisannimada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51978,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51977","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51977","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51977"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51977\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51979,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51977\/revisions\/51979"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51978"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51977"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51977"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51977"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}