{"id":51854,"date":"2018-12-05T06:16:38","date_gmt":"2018-12-05T03:16:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51854"},"modified":"2018-12-05T06:17:39","modified_gmt":"2018-12-05T03:17:39","slug":"qodobo-laysku-mari-layahey-oo-u-dhaxeeya-madaxda-dalka-ugu-sareysa-maxey-kala-yihiin-qodobada-leysku-haysto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/12\/qodobo-laysku-mari-layahey-oo-u-dhaxeeya-madaxda-dalka-ugu-sareysa-maxey-kala-yihiin-qodobada-leysku-haysto\/","title":{"rendered":"Qodobo Laysku Mari La&#8217;yahey oo U Dhaxeeya Madaxda Dalka Ugu Sareysa\/Maxey Kala Yihiin Qodobada Leysku Haysto?."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/gud-mursal-iyo-farmajo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-51855\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/gud-mursal-iyo-farmajo-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"842\" height=\"561\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/gud-mursal-iyo-farmajo-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/gud-mursal-iyo-farmajo.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 842px) 100vw, 842px\" \/><\/a><\/div>\n<div align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo, Gudoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo taliye ku-xigeenka hay&#8217;adda nabadsugidda ,Fahad Yaasiin ayaa la isku mari waayay qodobbo ay ka wada-hadlayeen saacaddihii lasoo dhaafay.<\/div>\n<div align=\"justify\">Qodobbada sida adag loo lafa guray waxaa ka mid ahaa kala diristii Guddiga Maaliyadda ee Golaha shacabka, Musharaxnimadda Sheekh Mukhtaar Roobow iyo Ciidankii dowladda ay geysay Baydhabo oo uu guddoomiye Mursal aad uga hor yimid.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Madaxda ayaa isku dayaya in ay ku qanciyaan Guddoomiye Mursal aragtida ah in uu sidoodda uu ku aqbalo saddexda qodob ee uu ku dhagan yahay.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Halka Guddoomiyaha uu ku doodayo;<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\">\u2022\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 in Ciidammada la geeyey Baydhabo dib loogu soo celiyo Muqdisho.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\u2022\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In Mukhtaar Roobow Musharraxnimadiisa laga hor istaagin ee uu ka qeyb galo tartanka<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>\u2022\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Iyo in Guddiga Maaliyadda ee Golaha shacabka ay shaqadooda wataan kala dirirstiina laga noqdo, Guddoomiye Mursal ayaa ku adkeystay in la fuliyo qodobaddaasi halka Madaxda ay Guddoomiyaha ka codsadeen in uu ka tanaasulo qodobadda qaar sida aan xogaha ku heleyno.<\/p>\n<p>Siyaasiyiinta Koofur-galbeed ayaa qaba aragti ah in dowladda ay ku xadgudbeyso xoriyadda shaqsiyaadka maamulkaasi iyagoo doodahooda ku saleynaya:<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\">1-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In Dowladda ay si jujuub ah xilkii ay uga tuurtay Guddoomiyihii Golaha Shacabka Prof Jawaari.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">2-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In xilkii Madaxweynaha Koofur Galbeed uu Sharif Xasan isaga casilay cadaadis uga yimid dhinaca Dowladda.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">3-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In fara galin qaawan oo toos ah ay ku heyso hadda doorashada dib u dhaca badan uu ku yimid ee Maamulkaasi Koofur Galbeed.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">4-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In Musharaxiinta qaar ay taageero siineyso Dowladda qaarna ayka soo hor jeeddo kana shaqeyneyso in ay tartanka ka reebto<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Ugu dambeyn,waxaa si dhaw indhaha loogu hayaa hadba go\u2019aanada ka soo baxa kulamada u socda madaxda dalka kuwaasi oo jaan goyn doona xaalada kacsan ee ka dhex jirta Golaha shacabka iyo Maamulka Koofur Galbeed Doorashadiisa.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3-e1543852558659.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51661\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51662\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51669\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51663\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51664\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-51665\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Farmaajo, Gudoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo taliye ku-xigeenka hay&#8217;adda nabadsugidda ,Fahad Yaasiin ayaa la isku mari waayay qodobbo ay ka wada-hadlayeen saacaddihii lasoo dhaafay. Qodobbada sida adag loo lafa guray waxaa ka mid ahaa kala diristii Guddiga Maaliyadda ee Golaha shacabka, Musharaxnimadda Sheekh Mukhtaar Roobow iyo Ciidankii dowladda ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51855,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51854","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51854","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51854"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51854\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51857,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51854\/revisions\/51857"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51855"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51854"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51854"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51854"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}