{"id":51851,"date":"2018-12-05T06:02:38","date_gmt":"2018-12-05T03:02:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51851"},"modified":"2018-12-05T06:03:10","modified_gmt":"2018-12-05T03:03:10","slug":"xukuumadda-soomaaliya-iyo-talyaaniga-oo-kawada-hadley-xiriirka-u-dhaxeeya-labda-dal-iyo-joogteyntiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/12\/xukuumadda-soomaaliya-iyo-talyaaniga-oo-kawada-hadley-xiriirka-u-dhaxeeya-labda-dal-iyo-joogteyntiisa\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Kawada Hadley Xiriirka u Dhaxeeya Labda Dal iyo Joogteyntiisa."},"content":{"rendered":"<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/somaliya-iyo-talyaani.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-51852\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/somaliya-iyo-talyaani-300x146.jpg\" alt=\"\" width=\"826\" height=\"402\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/somaliya-iyo-talyaani-300x146.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/somaliya-iyo-talyaani.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 826px) 100vw, 826px\" \/><\/a><\/div>\n<div>Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya,Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi\u00a0 ayaa kulan gaar ah la qaatay Safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Carlo Campanile,iyadoo kulanka ay goob-joog ahaayeen diblomaasiyiin sare oo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Cabdulqaadir Axmed-kheyr ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay xiriirka taariikhiga ah ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga.<\/div>\n<div>Dhinaca kale, wuxuu tilmaamay\u00a0 qoto dheerida xiriirka labada dal u dhaxeeya isagoo muujiyay rajada uu ka qabo in la horumariyo iskaashiga laba dhinac\u00a0 si loogu adeeggo danaha bulshooyinka labada dhinac.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Geesta kale Safiirka Talyaaniga ayaa sheegay in dalkiisu doonayo inuu dib u soo celiyo xiriirkii soo jireenka ahaa u dhexeyn jiray Soomaaliya iyo Talyaaniga si loo xoojiyo wax wada qabsiga iyo ka shaqeynta danaha labada waddan.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Carlo Campanile ayaa tilmaamay in Roma ay joogteyn doonto isku duwidda heerka sare ee Muqdisho si loo ballaariyo iskaashiga si muwaadiniinta rajooyinka kor loogu qaado.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Xukuumadda Soomaaliya ayaa u muuqata mid dib u soo celineysa xiriirkii caalamiga ahaa ee arrimaha dibedda.<\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3-e1543852558659.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51661\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51662\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51669\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51663\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51664\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-51665\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya,Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi\u00a0 ayaa kulan gaar ah la qaatay Safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Carlo Campanile,iyadoo kulanka ay goob-joog ahaayeen diblomaasiyiin sare oo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda. Cabdulqaadir Axmed-kheyr ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay xiriirka taariikhiga ah ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51852,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51851","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51851","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51851"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51851\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51853,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51851\/revisions\/51853"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51852"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51851"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51851"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51851"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}