{"id":51833,"date":"2018-12-03T19:21:18","date_gmt":"2018-12-03T16:21:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51833"},"modified":"2018-12-03T19:22:14","modified_gmt":"2018-12-03T16:22:14","slug":"xidhibaan-ka-tirsan-barlamaanka-federalka-soomaaliya-oo-sheegay-in-uu-jiro-qorshe-lagu-burburinayo-barlamaanka-si-aan-loo-xisaabtamin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/12\/xidhibaan-ka-tirsan-barlamaanka-federalka-soomaaliya-oo-sheegay-in-uu-jiro-qorshe-lagu-burburinayo-barlamaanka-si-aan-loo-xisaabtamin\/","title":{"rendered":"Xidhibaan Ka Tirsan Barlamaanka Federalka Soomaaliya oo Sheegay In uu Jiro Qorshe Lagu Burburinayo Barlamaanka Si aan Loo Xisaabtamin."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Cosoble.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-51834\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Cosoble-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"864\" height=\"648\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Cosoble-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Cosoble.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 864px) 100vw, 864px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xildhibaan C\/qaadir Cosoble Cali oo ah Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda Baarlamaanka\u00a0 ayaa sheegay in uu socdo qorshe lagu bur burinayo Baarlamaanka Federaalka si meesha looga saaro isla xisaabtan.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Xildhibaan Cosoble in Xukuumada Soomaaliya ay dooneyso in meesha laga saaro Warbixintii Guddiga Maaliyadda iyo Miisaaniyada, waxa uuna ku eedeeyay Xukuumada in handadaad iyo dhaqaale u adeegsaneyso baabi\u2019inta Warbixinta .<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa xusay in uu socdo qorshe xoogan oo lagu doonayo in lagu bur buriyo jiritaanka Baarlamaanka, waxa uuna ka codsaday Gudoomiyaha golaha hacabka in uu bad baadiyo jiritaanka Baarlamaanka .<\/p>\n<p>\u201d Haddii aan lagu fakan Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo lagu badbaadin, waxaa socda qorshihii lagu burburin lahaa Baarlamaanka, Gudoomiyaha hadii qorshaha la rabo ku raaci waayo waxaan ka cabsi qabaa in lala diriro oo sidii Jawaari meesha looga saaro \u201d Ayuu yiri Xildhibaan Cosoble.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble ayaa sidoo kale sheegay in ujeedka buuqa looga dhax furay Baarlamaanka uu yahay sidii fadhiid looga dhigi lahaa howlaha Baarlamaanka Federaalka meeshana looga saari lahaa isla xisaabtanka.<\/p>\n<p>Xildhibaanada Golaha shacabka ayaan kulmin mudo isbuuc ah kadib kala diristii Guddiga maaliyada iyo miisaaniyada Golaha shacabka oo soo saaray warbixin muran badan dhalisay oo lagu sheegay in Wasaarada maaliyada wax isdaba marin sameysay.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3-e1543852558659.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51661\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51662\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51669\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51663\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51664\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-51665\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan C\/qaadir Cosoble Cali oo ah Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda Baarlamaanka\u00a0 ayaa sheegay in uu socdo qorshe lagu bur burinayo Baarlamaanka Federaalka si meesha looga saaro isla xisaabtan. Waxa uu sheegay Xildhibaan Cosoble in Xukuumada Soomaaliya ay dooneyso in meesha laga saaro Warbixintii Guddiga Maaliyadda iyo Miisaaniyada, waxa uuna ku eedeeyay Xukuumada in handadaad iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51834,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51833","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51833","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51833"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51833\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51835,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51833\/revisions\/51835"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51834"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51833"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51833"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51833"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}