{"id":5183,"date":"2012-02-07T14:00:28","date_gmt":"2012-02-07T14:00:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5183"},"modified":"2012-02-07T14:00:28","modified_gmt":"2012-02-07T14:00:28","slug":"ra%e2%80%99iisul-wasaare-gaas-oo-muqdisho-kusoo-laabtay-kadib-safaro-uu-ku-soo-kala-bixiyay-dadalal-badan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/02\/ra%e2%80%99iisul-wasaare-gaas-oo-muqdisho-kusoo-laabtay-kadib-safaro-uu-ku-soo-kala-bixiyay-dadalal-badan\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare Gaas Oo Muqdisho Kusoo Laabtay Kadib Safaro Uu Ku Soo Kala Bixiyay Dadalal Badan"},"content":{"rendered":"<p>\u00a0<strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong>\u00a0<\/p>\n<p><strong>Dr. Abdiweli Mohamed Ali Gaas<\/strong> Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda dalka ee Magaalada Muqdisho ka dib safarro uu ku soo kala bixiyey Dalka Rome, Nairobi iyo Djibouti Isagoona Kulamo Xasaasi Aj La Soo Qaatay.<\/p>\n<p><strong>Dr.Gaas<\/strong> Ra\u2019iisul Wasaare ayaa booqasho rasmi ah ku tegey dalka Talyaaniga 29kii Janaayo ilaa iyo 1dii Febraayo ka dib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay Dhigiisa <strong>Mario Monti<\/strong> Ra\u2019iisul Wasaaraha Dalka Talyaaniga.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa kulamo la soo qaatay Wasiirada Arrimaha Dibedda, Arrimaha Gudaha, Gaashandhiga iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Abdiweli ayaa sheegay inuu Nairobi kula kulmay 3dii Febraayo <strong>William Hague<\/strong> Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Ingiriiska Islamarkaana ay ka wada hadleen arrimo fara badan oo ay ka mid ahaayeen Shirka London ee 23da Febraayo iyo xiriirka labada dal ee Ingiriiska iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u00a0Sidoo Kalena Waxuuna sheegay in uu u sheegay Dowladda Ingiriiska in Soomaalidu ay aad ugu hanweyn yihiin kana filayaan rajooyin wanaagsan shirka London oo uu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka sugeyso shirkaas inuu matalo maslaxadda Soomaaliya<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaarahu waxuu sheegay inuu kulamo la yeeshay <strong>Mudane Ismail Omar Gelle<\/strong> Madaxweynaha Djibouti iyo <strong>Dileyte Mohamed Dileyte<\/strong> Ra\u2019iisul Wasaaraha Djibouti ayna ka wada hadleen xiriirka labada dal<\/p>\n<p>C\/wali Gaas Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Gabagabada Safarkiisa maanta soo maray magaalooyinka <strong>Garowe iyo Galka\u2019yo <\/strong>inta aanu iman Muqdisho oo uu madaxda iyo shacabka maamuladaas kala hadlay sidii loo dar-dar gelin lahaa Roadmapka iyo Garowe Principles islamarkaana Xal waarta Looga Heli Lahaaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)\u00a0 Dr. Abdiweli Mohamed Ali Gaas Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda dalka ee Magaalada Muqdisho ka dib safarro uu ku soo kala bixiyey Dalka Rome, Nairobi iyo Djibouti Isagoona Kulamo Xasaasi Aj La Soo Qaatay. Dr.Gaas Ra\u2019iisul Wasaare ayaa booqasho rasmi ah ku tegey dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5183","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5183","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5183"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5183\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5193,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5183\/revisions\/5193"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5183"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5183"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5183"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}