{"id":5181,"date":"2012-02-07T13:59:09","date_gmt":"2012-02-07T13:59:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5181"},"modified":"2012-02-07T13:59:09","modified_gmt":"2012-02-07T13:59:09","slug":"dagaal-xoogan-oo-u-dhexeyey-al-shabab-iyo-dowldaha-iskaashanaya-ee-kenya-iyo-soomaaliya-oo-maanta-ka-qarxay-duleedka-degmada-badhaadhe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/02\/dagaal-xoogan-oo-u-dhexeyey-al-shabab-iyo-dowldaha-iskaashanaya-ee-kenya-iyo-soomaaliya-oo-maanta-ka-qarxay-duleedka-degmada-badhaadhe\/","title":{"rendered":"Dagaal Xoogan Oo U Dhexeyey Al-Shabab Iyo Dowldaha Iskaashanaya Ee Kenya Iyo Soomaaliya  Oo Maanta Ka Qarxay Duleedka Degmada Badhaadhe"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p><strong>Iska Hor Imaad xoogan oo u dhexeeya ciidamada TFG-da Soomaaliya Oo Kaashanaya kuwa Kenya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa maanta ka qarxay deegaanka Dalaayad oo ku yaal duleeka degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada hoose.<\/strong><strong><\/strong><\/p>\n<p>Dagaalkan oo ahaa u xoogan ayaa qarxay kadib markii ay ciidamada huwanta ah ee is garabsanayaa weerar ku qaadeen tuulada Dalaayad oo ay xoogaga Al-Shabaab fariisimo ciidan ku leeyihaayeen.<\/p>\n<p>Degmadaasi ayaa Dadweyne aad u tira badan ka barakacay aaga uu dagaalku ka bilowday inkastoo ay inta badan dadkii deegaankaas ku noolaa horay nafsadahooda ugala baxsadeen duqeymaha diyaaradaha dagaalka ee Kenya oo beryihii u danbeeyey tuulada Dalaayad iyo agagaarkeedaba joogto ka Kaga Dhigteen.<\/p>\n<p>Halka uu dagaalkaasi saaka ka qarxay waa deegaan lagu magacaabo Dalaayad, waxayna qiyaastii 25km dhinaca bariga kaga beegan tahay degmada Badhaadhe Ee Gobolka J\/Hoose.<\/p>\n<p>\u00a0<strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Iska Hor Imaad xoogan oo u dhexeeya ciidamada TFG-da Soomaaliya Oo Kaashanaya kuwa Kenya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa maanta ka qarxay deegaanka Dalaayad oo ku yaal duleeka degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada hoose. Dagaalkan oo ahaa u xoogan ayaa qarxay kadib markii ay ciidamada huwanta ah ee is garabsanayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5181","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5181","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5181"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5181\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5192,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5181\/revisions\/5192"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5181"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5181"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5181"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}