{"id":51804,"date":"2018-12-02T02:39:17","date_gmt":"2018-12-01T23:39:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51804"},"modified":"2018-12-02T02:53:16","modified_gmt":"2018-12-01T23:53:16","slug":"mudane-barlamaanka-aqalka-hoose-ee-dalka-ingiriiska-ka-tirsan-oo-sheegay-in-uu-qabo-cudurka-hiv-aids","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/12\/mudane-barlamaanka-aqalka-hoose-ee-dalka-ingiriiska-ka-tirsan-oo-sheegay-in-uu-qabo-cudurka-hiv-aids\/","title":{"rendered":"Mudane Barlamaanka Aqalka Hoose ee Dalka Ingiriiska Ka Tirsan oo Sheegay In uu Qabo Cudurka HIV-AIDS."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/HIV-NIN-QABA.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-51805\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/HIV-NIN-QABA-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"488\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/HIV-NIN-QABA-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/HIV-NIN-QABA.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"story-body__introduction\">Mudane ka tirsan aqalka hoose ee baarlamaanka dalka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday inuu qabo cudurka HIV-ga, xilli uu aqalka ka doodayay arrin ku saabsan caafimaadka dadweynaha.<\/p>\n<p>Lloyd Russell-Moyle, oo ah xildhibaanka xisbiga shaqaalaha ee laga soo doortay degmada Brighton Kemptown, ayaa noqday mudanihii ugu horreeyay ee xaaladdiisa ku saabsan cudurka HIV-ga uga dhawaaqa gudaha baarlamaanka hoose, wuxuuna noqday xildhibaankii labaad ee sheega inuu la nool yahay xanuunkaas.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay inuu dareemay sidii inuu ku khasbanaa ka hadalka arrin isaga shakhsi ahaan u saameysay.<\/p>\n<p>Mr Russell-Moyle ayaa ku boorriyay wasiirrada iney dib u eegis ku sameeyaan go\u2019aanka wax looga dhimayo miisaaniyadda loogu tala galay caafimaadka dhinaca galmada.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i2.wp.com\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/xil.jpg?ssl=1\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-37168 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/i2.wp.com\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/xil.jpg?resize=660%2C371&amp;ssl=1\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" srcset=\"https:\/\/i2.wp.com\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/xil.jpg?w=660&amp;ssl=1 660w, https:\/\/i2.wp.com\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/xil.jpg?resize=300%2C169&amp;ssl=1 300w\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wuxuu xildhibaannada aqalka hoose u sheegay in sannadka soo socda uu u noqon doono sannadkiisii 10-aad ee uu la noolyahay cudurka HIV-ga.<\/p>\n<p>\u201cMarki aan ogaanayay inaan xanuunkaas qabo waxay igu ahayd \u201cargagax dhab ah\u201d laakiin ma aysan ahayn dhammaadkii dunida, inkastoo dhowr ilbiriqsi ay sidaas kula noqoneyso\u201d ayuu yiri Mr Russell-Moyle, oo 32 sano jir ah.<\/p>\n<p>Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu intaas ku daray: \u201cWuxuu ahaa safar dheer, laga soo billaabo markii aan niyad ahaan u aqbali waayay ilaa maanta oo aan ahay qof u dooda dadka xanuunkaas qaba, anigoo og in daaweynta la ii sameeyo ay gacan weyn ka geysato xaaladdeyda caafimaad, taasoo sidoo kale ilaalisa qof walba oo lamaane ila noqda\u201d.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa sidoo kale la hadlay dadka xanuunkiisa oo kale qaba: \u201cUgu dambeyn waxaan rabay iney ii suurta gasho inaan halkan soo istaago una sheego dadka kale ee la nool HIV-ga in cudurkooda uusan astaan u ahayn\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan gaari karnaa heer walba oo aan dooneyno, dadka ka cabsanaya iney cudurka iska baaraan iyagana waxaan leeyahay, waxaa habboon inaad la noolaato wax aad ogtahay intii aad la dhiman lahayd cabsi\u201d.<\/p>\n<p>Xildhibaankan ayaa sheegay in ku dhawaaqista arrintiisa uu doortay inuu ku soo beego maalinta Aids-ka adduunka oo ku asteysan Sabtida.<\/p>\n<p>Sannadkii 2005-tii ayuu xildhibaan ka tirsanaa xisbiga shaqaalaha oo lagu magacaabo Chris Smith ku shaaciyay wargeys inuu muddo 17 sano ah qabay cudurka HIV-Adids-ka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51661\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51662\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51669\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51663\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51664\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-51665\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudane ka tirsan aqalka hoose ee baarlamaanka dalka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday inuu qabo cudurka HIV-ga, xilli uu aqalka ka doodayay arrin ku saabsan caafimaadka dadweynaha. Lloyd Russell-Moyle, oo ah xildhibaanka xisbiga shaqaalaha ee laga soo doortay degmada Brighton Kemptown, ayaa noqday mudanihii ugu horreeyay ee xaaladdiisa ku saabsan cudurka HIV-ga uga dhawaaqa gudaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51805,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51804","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51804","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51804"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51804\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51806,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51804\/revisions\/51806"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51805"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51804"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51804"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51804"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}