{"id":51793,"date":"2018-12-01T04:29:52","date_gmt":"2018-12-01T01:29:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51793"},"modified":"2018-12-01T04:30:13","modified_gmt":"2018-12-01T01:30:13","slug":"gud-barl-fed-somaliya-oo-ku-dhiiran-waayey-in-uu-goaanka-kama-danbeysta-ah-ee-barlmaanka-isagu-leeyahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/12\/gud-barl-fed-somaliya-oo-ku-dhiiran-waayey-in-uu-goaanka-kama-danbeysta-ah-ee-barlmaanka-isagu-leeyahey\/","title":{"rendered":"Gud.Barl-Fed.Somaliya oo Ku Dhiiran Waayey In uu Go&#8217;aanka Kama Danbeysta ah ee Barlmaanka Isagu Leeyahey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/gud-mursal.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-51795\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/gud-mursal-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"861\" height=\"574\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/gud-mursal-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/gud-mursal.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 861px) 100vw, 861px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ku sugan dalka Turkiga ayaa markii ugu horeysey ka hadlay kala diristii guddiga Maaliyada iyo Miisaaniyada Baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha ayaa ka war-wareegtay su\u2019aal aheyd sida uu u arko tallaabadii uu ku kala diray guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Baarlamaanka, isaga oo ku gaabsaday in marka uu dib ugu laabto magaalada Muqdisho uu arrimahan ka hadli doono.<\/p>\n<p>\u2018\u2019Hadda ma rabo in aan jawaab ka bixiyo arintan, Barri ayaan tagayaa magaalada Muqdisho waxaan eegi doonaa sida go\u2019aankan loo qaatay Annaga oo mar walba waafajin doonna waxa uu ka qabo xeer hoosaadka\u2019\u2019 ayuu yiri guddoomiyaha Golaha Shacabka oo u muuqday shaqsi siweyn uga taxadirayay in jawaab cabirito aragtiddiisa iyo waxa uu ka qabo kala dirista guddiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Idaacada VOA \u2013da oo Wareysiga ka qaaday ayaa guddoomiyaha weydiisay su\u2019aal aheyd in sababta markii hore \u2013ba xilka looga qaaday guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari aheyd in xukuumaddu danaheeda ka fushato Golaha dhaxdiisa taasoo aheyd sababta adiga laguu keenay waxaa uu ku jawaabay\u2019\u2019 arintaasi waa waxba kama jiraan, maxaa yeelay dalku sharuuc iyo nidaam u adagsan ayuu leeyahay, ma jiro qof inta uu nidaamkaa iska baal-maro koox ama hay\u2019ad gaar ah u fulin kara danaheeda \u2018\u2019<\/p>\n<p align=\"justify\">Guud ahaan marka la eego wareysiga guddoomiyaha ayaa u muuqda mid foojignaan dheeraad ah ay ka muuqatay, hasse ahaatee waxaa uu qiray in mar walba go\u2019aanka la waafajin doono waxa uu ka qabo xeer hoosaadka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Baarlamaanka isaga ayaa hadda meesha jooga oo codka guddoomiyaha ku hadli kara, midna in la ogaado ayaa fiican guddigu sidii uu markii hore-ba ku yimid ayuu ku baxayaa, waxaana la waafajin doonaa xeer hoosaadka ayuu hadalkiisa sii raaciyay\u2019\u2019 mar uu ka jawaabay su\u2019aal aheyd in xildhibaannada qaar aamisan yihiin in guddoomiyuhu waxba ka badali karin go\u2019aan uu gaaray guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lama oga go\u2019aanka uu qaadan doono guddoomiyaha Golaha Shacabka marka uu dalka dib ugu soo laabto Hase Yeeshee Wuu Ku Dhiiran Waayey in uu Yiraa Go&#8217;aanka Kama Danbeysta ah ee Barlamaanka Anigaa Leh Ama Barlamaanka Ayaa Leh,Waxeyna Tani keeni Kartaa Kala Jab Barlamaanka Dhexdiisa ah iyo Xukuumada oo ku Ceebawda Barnaamijkii Ahaa Isla Xisaabtan Awoodi Ka Hortimid.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51661\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51662\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51669\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51663\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51664\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51664\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-51665\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ku sugan dalka Turkiga ayaa markii ugu horeysey ka hadlay kala diristii guddiga Maaliyada iyo Miisaaniyada Baarlamaanka. Guddoomiyaha ayaa ka war-wareegtay su\u2019aal aheyd sida uu u arko tallaabadii uu ku kala diray guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Baarlamaanka, isaga oo ku gaabsaday in marka uu dib ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51795,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51793","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51793","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51793"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51793\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51796,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51793\/revisions\/51796"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51795"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51793"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51793"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51793"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}