{"id":51781,"date":"2018-11-30T21:26:43","date_gmt":"2018-11-30T18:26:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51781"},"modified":"2018-11-30T21:28:47","modified_gmt":"2018-11-30T18:28:47","slug":"todobaadka-dhaqanka-soomaalida-oo-marti-gelineyso-magaalada-mandheera-ee-w-bari-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/11\/todobaadka-dhaqanka-soomaalida-oo-marti-gelineyso-magaalada-mandheera-ee-w-bari-kenya\/","title":{"rendered":"Todobaadka Dhaqanka Soomaalida oo Marti Gelineyso Magaalada Mandheera ee W\/bari Kenya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dhaqanka-somalia.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-51782\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dhaqanka-somalia-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"577\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dhaqanka-somalia-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dhaqanka-somalia.jpg 600w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa Magaalada Mandheera ee Waqooyi Bari dalka Kenya ka soconeysa qabanqaabadii ugu dambeysan ee ku aaddan bandhigga Toddobaadka dhaqanka Soomaalida oo halkaasi ka dhici doona dhawaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Bandhig dhaqameedkan ayaa lagu marti qaaday dhammaan Bulshada ku hadasha Afka Soomaaliga ee degta Gobolka Geeska Africa, si ay halkaasi ugu debaal degaan isla markaana ugu muujiyaan hiddaha iyo dhaqanka Dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Madaxa Maamulka Waxbarashada iyo Dhaqanka Mandheera, Izzidun Cabdullaahi Cabdi ayaa sheegay inay qaban qaabadu marayso meel wanaagsan, isagoo intaa raaciyay inay sameeyeen qorshayaal ay ugu tala galeen inay munaasabaddu ku dhacdo jewi wanaagsan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mr; Cabdi ayaa sidoo kale sheegay inuu Bandhiggani u furan yahay dhammaan qaybaha kala duwan ee Bulshada ku hadasha Afka Soomaaliga si ay wax ugu bartaan dhaqankooda, Dalxiisayaasha iyo martida kaleba.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Ismaamulka Mandheera, Cali Roba, ayaa sheegay inay Mandheera kusoo dhoweynayaan dhammaan Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Geeska Afrika.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan ku casuunnay Qof walba oo Soomaali ah, si uu u barto barto dhaqankeenna , taasina waxa ay xasuusin doontaa jiilalka cusub dhacdooyinkii Qarniyo hore, taas oo muhiim u ah ilaalinta hiddaha iyo dhaqankeenna ,\u201d ayuu yiri Guddoomiyhu.<\/p>\n<p align=\"justify\">Munaasabaddan ayaa lagu soo bandhigi doonaa, Taariikhda Ummadda Soomaaliyeed, Sugaan kala duwan iyo Ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51661\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51662\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51663\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51664\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-51665\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Magaalada Mandheera ee Waqooyi Bari dalka Kenya ka soconeysa qabanqaabadii ugu dambeysan ee ku aaddan bandhigga Toddobaadka dhaqanka Soomaalida oo halkaasi ka dhici doona dhawaan. Bandhig dhaqameedkan ayaa lagu marti qaaday dhammaan Bulshada ku hadasha Afka Soomaaliga ee degta Gobolka Geeska Africa, si ay halkaasi ugu debaal degaan isla markaana ugu muujiyaan hiddaha iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51782,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51781","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51781","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51781"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51781\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51783,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51781\/revisions\/51783"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51782"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51781"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51781"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51781"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}