{"id":51765,"date":"2018-11-30T04:25:50","date_gmt":"2018-11-30T01:25:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51765"},"modified":"2018-11-30T04:26:21","modified_gmt":"2018-11-30T01:26:21","slug":"madaxweynaha-puntland-c-weli-cali-gaas-oo-magaalada-dhahar-kaga-qayb-galey-dhagax-dhigga-waddo-laami-isku-xidha-dhahar-iyo-xiin-galool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/11\/madaxweynaha-puntland-c-weli-cali-gaas-oo-magaalada-dhahar-kaga-qayb-galey-dhagax-dhigga-waddo-laami-isku-xidha-dhahar-iyo-xiin-galool\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland C\/weli Cali Gaas oo Magaalada Dhahar Kaga Qayb Galey Dhagax Dhigga Waddo Laami Isku Xidha Dhahar iyo Xiin- Galool."},"content":{"rendered":"<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dhagax-dhig-dhahar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-51766\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dhagax-dhig-dhahar-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"832\" height=\"596\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dhagax-dhig-dhahar-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dhagax-dhig-dhahar.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 832px) 100vw, 832px\" \/><\/a><\/div>\n<div>Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo booqashadii ugu horreeysay ku tagay magaalada Dhahar ayaa maanta dhagaxdhigay dhowr mashruuc oo deegaanka lagu horumarinayo.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Ugu horrayn, madaxweynaha Puntland ayaa dhagaxdhigay 100 guri oo loo dhisayo dadka barakacayaasha ah ee xooluhu kaga dhamaadeen abaaraha iyo shacab kasoo jeeda Puntland oo kasoo barakacay dagaalladii qowmiyadaha ee dalka Itoobiya.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Sidoo kale, waxa uu dhagax dhigay Cabdiweli Gaas,mashruuca waddada laamiga ah ee isku xiri doonta magaalada Sheerbi iyo\u00a0 Xiingalool ayaa qaybta koowaad oo ah Sheerbi ilaa\u00a0 Dhaahar oo ay ku bixi doonto lacag dhan saddex milyan oo doollar, lacagta oo la sheegay inay bixin doonta wasaaradda arrimaha gudaha iyo horumarinta reer miyiga ee Puntland.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>.&#8221;Waan boggaadinayaa dhagax dhiga mashaariicdan wasaarada Arrimaha Gudaha bilad ayaan siinaynaa maanta sababtu waxaa weeye 100 guri iyo qaybtii 1-aad ee wadada oo ah Sheerbi ilaa Dhahar ay saddex milyan oo doollar ku bixinayaan kaga qayb qaadanayso inta kale ee dhimana oo ah ilaa Xiingaloolna anaga ayaa dhamaystirayna&#8221;. ayuu yiri Cabdiweli Gaas.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Dhinaca kale,Suldaan Maxamed Suldaan Cabdulaahi Cartan oo goobta dhagax dhiga ka hadlay ayaa sheegay mashaaricahan horumarineed ee Puntland ka hirgelisey gobollada Sanaag iyo Haylaan inay yihiin waa cusub oo ubaryey goboladaas, isla&#8217;markaana maamulladii hore ee Puntland soo maray aysanba weligood dhulkaan caga soo dhigin.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Gabagabadii, madaxweynaha Puntland iyo wafdiga uu hoggaaminayay ee ku sugnaa magaalada Dhahar ayaa soo gabagabeeyay socdaalka, waxaana ay galinkii dambe ee maanta ay dib ugu laabteen magaalada Garoowe.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51661\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51662\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51669\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51663\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51664\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-51665\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo booqashadii ugu horreeysay ku tagay magaalada Dhahar ayaa maanta dhagaxdhigay dhowr mashruuc oo deegaanka lagu horumarinayo. Ugu horrayn, madaxweynaha Puntland ayaa dhagaxdhigay 100 guri oo loo dhisayo dadka barakacayaasha ah ee xooluhu kaga dhamaadeen abaaraha iyo shacab kasoo jeeda Puntland oo kasoo barakacay dagaalladii qowmiyadaha ee dalka Itoobiya. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51766,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[37,3],"tags":[],"class_list":["post-51765","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-dhacdoyinka-caalamka","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51765","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51765"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51765\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51767,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51765\/revisions\/51767"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51766"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51765"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51765"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51765"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}