{"id":51752,"date":"2018-11-28T23:38:37","date_gmt":"2018-11-28T20:38:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51752"},"modified":"2018-11-28T23:50:27","modified_gmt":"2018-11-28T20:50:27","slug":"doorashada-m-weyne-ee-maamulka-k-galbeed-oo-ay-hareysey-damaca-som-oil-and-gas-ay-ku-dooneyso-in-ay-guusha-hanato","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/11\/doorashada-m-weyne-ee-maamulka-k-galbeed-oo-ay-hareysey-damaca-som-oil-and-gas-ay-ku-dooneyso-in-ay-guusha-hanato\/","title":{"rendered":"Doorashada M\/weyne ee Maamulka K\/galbeed oo ay Hareysey Damaca Som oil and Gas ay Ku Dooneyso In ay Guusha Hanato."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-oil.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-51754\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-oil.jpg\" alt=\"\" width=\"894\" height=\"503\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-oil.jpg 624w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-oil-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 894px) 100vw, 894px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Tartanka doorashada kasocota koonfur galbeed ayaa noqotay mid muhiimad gaar ah u leh<br \/>\ndowladda federaalka musharaxa ku guuleysanaayo doorashada, dadaalka tirada badan oo<br \/>\nay DF ku buxinayso tartanka doorashada koonfur galbeed ayaa u muuqda mid macno mug<br \/>\nweyn u leh jiritaanka siyaasada mustaqbalka dowladda FS<br \/>\nhadda jirta.<br \/>\nIscasilaadda wasiirada iyo taliyeyaasha amniga DF waxay noo tilmaamayaan muhiimadda<br \/>\ngaar ah ee uu leeyahay qabashada hogaanka madaxtinimada ee koonfur galbeed,<br \/>\nislamarkaana olole wadareed kadhigay tartanka doorashada musharaxxiinta ka socota DFS<br \/>\nsi midkood ugu guuleysto tartanka doorashada taas oo aan looga barran musharaxiinta xil<br \/>\ndoonka ah ee sannadahan danbe dalka soo marray, waxaa iswediin mudan, waa maxay<br \/>\nisbahaysiga musharaxiinta dowladda federaalka kadaal kariixeysa ujeeddada laga<br \/>\nleeyahay?<br \/>\nDeegaannada maamulka koonfur galbeed ayaa ah dhulka ugu qayraadka badan guud ahaan<br \/>\ndalka, waxaa uuna caan ku yahay dhul beereedka iyo daaqa xoolaha, waxaa taas usii dheer<br \/>\nin baaristii la sameeyay badda sanadadii 2014 iyo 2015 lagu ogaaday in shidaalka ugu<br \/>\nbadan ku jiro badda maamulka koonfur galbeed, laba baloog oo kala ah BLOCK 7 iyo<br \/>\nBLOCK 8 oo ka mid ah baloogyada badda KG (dhinaca Baraawe) oo ay ku mashquulsan<br \/>\ntahay in dowladda FS xaraashto 9 febraayo 2019-ka ayaa lagu qiyaasay inuu gaarayo 10<\/p>\n<p>billion fuusto una dhiganta qiimaha suuqa shidaalka xilligan $500 billion.<br \/>\nBaloogyada badda koonfur galbeed waxaa laga filayo in ay kasoo baxdo dhawr billion<br \/>\nfuusto midkiiba, waxaa kaloo intaas dheer gaaska dabiiciga ah ee ku jira deegannada KG<br \/>\nmarka laga soo bilaabo qoryooley illaa iyo afgoye, iyo weliba macdanaha kala duwan ee ku<br \/>\njira deeganada KG. Haddaba, hantidan tirada baddan ee shacab KG ayaa soo jiidanaysa<br \/>\ndhammaan siyaasiyiinta soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda ugu qibradda badan arrimaha<br \/>\nshidaalka iyo macdanta, taas oo macnaheedu tahay maalgalinta tartanka doorashada KG in<br \/>\nay u dhigantaa maalgalinta baloogyada shidaalka badda KG. Waxaa Wasaaradda Batroolka<br \/>\niyo Macdanta laga tirtiray raadka shaqsi kasoo jeeda KG oo jago sare ka haya oo masalaya<br \/>\nKG si aysan waxba uga ogaan dhaca khayraadka deeganada ay kasoo jeedaan.<br \/>\nHeshiiskii qabyo qoraalka ahaa ee qaybsiga qayraadka dalka laguna saxiixay baydhabo<br \/>\nwuxuu gogol xaar u ahaa ka faa,iideysiga qayraadka KG sida ka muuqata faragalinta<br \/>\ndoorashada KG, inkastoo ay adaga tahay in laga hortago qorshaha cilmiyeysan ee qottada<br \/>\ndheer ee lagula wareegayo shidaalka KG haddana waxaa suurtagal ah in laga guuleysto<br \/>\nmusharaxiinta shidaalka ee dowladda federaalka.<br \/>\nGuusha musharaxxiinta udhashay K\/galbeed oo ay maalgelinayso dowladda FS ayaa ah<br \/>\nguul usoo hoyataya shirkadda Som oil and gas oo ah shirkadda gacanta ku haysa<br \/>\nboloogyada badda koofur galbeed, tartanka doorashada madaxtinimada koonfur galbeed<\/p>\n<p>ayaa h imtixaanka ugu weyn ee soo wajahay aayaha shacabka KG iyo maamulida qayraadka<br \/>\nshidaalkooda, maadaama qarashaadka dowladda FS ugu talo gashey doorashada KG ay<br \/>\nbedeli karto go,aanka xildhibaannada koonfur galbeeed.<br \/>\nXaalka siyaasada k\/galbeed ee xilligan taagan ayaa ah mid marag madoonta ah, biseyl<br \/>\nla&#8221;aanta wacyiga siyaasiyiinta reer koofur galbeed heerka ay taagan yihiin, isfaham darrada<br \/>\nka dhaxaysa kooxaha talada gacanta ku haya ama raba in ay gacanta ku dhigaan, waxaa usii<br \/>\ndheer ka warqab la\u2019aanta qayraadaka gobolladooda iyo is-hor istaag joogtada ah ee<br \/>\nsaameeyay horu socodka horumarka maamulka jira, waxaana daliil u ah faragalinta toos ah<br \/>\noo ay dowladda FS ku hayso tartanka doorashada madaxtinimda hadda ka socoda koonfur<br \/>\ngalbeed.<br \/>\nGunaanad.<br \/>\nShacabka KG ma ahan shacab udiyaarsan fowdada iyo ishor-istaaga amarrada dowlada FS,<br \/>\nislamarkaana u nugul in lagu dul heshiiyo ayagoon ka war haynin waxyaabaha lagu<br \/>\nheshiiyay sida heshiiskii baydhabo, qormadan kooban waxay ifinaysaa oo kaliya qayb yar<br \/>\noo ka mid ah ujeeddooyinka qarsoon ee ku wajahan qabsashada hogaanka maamul<br \/>\ngobolleedka koonfur galbeed.<br \/>\nHaddaba shacabka, waxgaradka, xildhibaanada iyo senetorrada kasoo jeeda koonfur<br \/>\ngalbeed waa in ay arrimahan qayraadka dhulkooda maanka ku hayaan islamarkaana iska<br \/>\nkaashadaan sidii ay uga hortagi lahaayeen dhibaatooyinkan ku soo wajahan mustaqbalka<br \/>\ndhaw iyo kan fogba ee saamayntana ku yeelan doonna jiilka hadda jooga iyo faraca danbe<br \/>\nee soo socdaba, Waxaana waajib ku ah in ay ku muujiyaan ilaalinta hantida iyo xuquuqaha<br \/>\nshacabka dhibanaha ah ee degen maamul gobolleedka koonfur galbeed.<\/p>\n<p>W\/Q: Fahad Maxamed Sh Cali (Fahad Juuni).<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51661\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51662\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51669\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51663\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51664\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51665\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Tartanka doorashada kasocota koonfur galbeed ayaa noqotay mid muhiimad gaar ah u leh dowladda federaalka musharaxa ku guuleysanaayo doorashada, dadaalka tirada badan oo ay DF ku buxinayso tartanka doorashada koonfur galbeed ayaa u muuqda mid macno mug weyn u leh jiritaanka siyaasada mustaqbalka dowladda FS [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51754,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51752","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51752","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51752"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51752\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51756,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51752\/revisions\/51756"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51754"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51752"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51752"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51752"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}