{"id":5175,"date":"2012-02-07T13:01:11","date_gmt":"2012-02-07T13:01:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5175"},"modified":"2012-02-07T13:01:11","modified_gmt":"2012-02-07T13:01:11","slug":"%e2%80%9chenry-bellingham-britain%e2%80%9d-waxa-la-joogaa-xiligii-aan-hormuud-u-noqon-lahayn-xal-u-helidda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/02\/%e2%80%9chenry-bellingham-britain%e2%80%9d-waxa-la-joogaa-xiligii-aan-hormuud-u-noqon-lahayn-xal-u-helidda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"\u201cHenry-Bellingham Britain\u201d waxa la joogaa xiligii aan hormuud u noqon lahayn xal u helidda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>\u00a0<\/p>\n<p>\u00a0<strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Henry-Bellingham \u00a0Wasiirka Britain u qaabilsan arimaha Africa ayaa sheegay in la joogo xiligii saxda ahaa ee ay dowlada Ingiriisku hormuud u noqon lahayd nabad kusoo dabaalidda iyo xal u helidda dhibaatooyinka mudada 20-ka sano ka badan ka jirey dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waziirka ayaa warkan sheegay mar uu waraysi gaar ah siinayey Idaacadda VOA laanteeda afka Soomaaliga, wuxuuna intaas ku daray in Britain ay isu xil saartay hogaaminta dadaalka caalamiga ah oo ku wajahan xal u helidda dhibaatooyinka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka Britain u qaabilsan arimaha Africa\u00a0Henry Bellingham ayaa ugu danbeyntii mar la weydiiyey muhiimadda uu dowlada Britian u leeyahay shirka 23-da bishan magaalada London ka furmayo ee arimaha Soomaaliya looga hadli doono sheegay in dowlada Ingiriisku aysan wadin qorsheyaal cusub oo wax looga bedelayo dadaaladii xal u helidda dhibaatooyinka Soomaaliya ku aadanaa ee horay u socdey.<\/p>\n<p><strong>\u201c Ma dooneyno inaan la nimaadno wax ka bedelan dadaalada hada socda, laakiin Britain waxay dooneysaa inay horumariso dadaaladaas oo ay wax ku biiriso, waxan dooneynaa inaan hormuud u noqono talaabooyin kale oo caalami ah oo laga qaato arimaha Soomaaliya \u201d<\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 \u00a0Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Henry-Bellingham \u00a0Wasiirka Britain u qaabilsan arimaha Africa ayaa sheegay in la joogo xiligii saxda ahaa ee ay dowlada Ingiriisku hormuud u noqon lahayd nabad kusoo dabaalidda iyo xal u helidda dhibaatooyinka mudada 20-ka sano ka badan ka jirey dalka Soomaaliya. Waziirka ayaa warkan sheegay mar uu waraysi gaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5175","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5175","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5175"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5175\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5179,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5175\/revisions\/5179"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5175"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5175"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5175"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}