{"id":51748,"date":"2018-11-28T23:08:37","date_gmt":"2018-11-28T20:08:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51748"},"modified":"2018-11-28T23:10:00","modified_gmt":"2018-11-28T20:10:00","slug":"gudiga-doorashooyinka-somaliland-oo-shaaciyey-dib-u-dhac-ku-yimid-doorashadii-golayaasha-deegaanka-iyo-wakiilada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/11\/gudiga-doorashooyinka-somaliland-oo-shaaciyey-dib-u-dhac-ku-yimid-doorashadii-golayaasha-deegaanka-iyo-wakiilada\/","title":{"rendered":"Gudiga Doorashooyinka Somaliland oo Shaaciyey Dib u Dhac ku Yimid Doorashadii Golayaasha Deegaanka iyo Wakiilada."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/komishan-dorasho-slnd.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-51749\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/komishan-dorasho-slnd.jpg\" alt=\"\" width=\"980\" height=\"582\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/komishan-dorasho-slnd.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/komishan-dorasho-slnd-300x178.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 980px) 100vw, 980px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta shaaciyey in aanay doorashaddii golaha Wakiilada iyo deegaanku aanay dhacayn mudadii hore loogu cayimay oo ahayd March 29,2019.<\/p>\n<p>Guddida doorashooyinka ayaa sheegay markii uu dhameeyey dhamaan waxyaalihii iyaga ku xidhnaa inay caqabad u noqotay xeerarka qaarkood, dhaqaalihii iyo murano ka dhex jiray xisbiyada dhexdooda, waxaanay shegeen in xisbiga WADANI sheegay in kalsoonidii kala noqday, taas oo ka hor timid u diyaar garowgii doorashooyinka la filayey inay dalka ka dhacaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cCaqabadaha waxaa ka mid ah xeerarka doorashooyinka, saami qaybsiga kuraasta golaha Wakiilada, wada shaqayn la\u2019aanta xisbiga wadani oo uu ku dhowaaqay inuu wada shaqayntii komishanka uu joojiyey, miisaaniyadii diiwaangalinta iyo doorashooyinka oo dib u dhacday muranka jira awgeed\u201dayuu yidhi gudoomiyaha gudida C\/qaadir Iimaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, waxay sheegeen haddii xal loo helo caqabadaasi inay doorashada ku qaban karaan toban bilood oo aan hakad lahayn oo ka bilaabmaya marka la xaliyo duruufaha ku gadaaman qabsoomida dooashooyinka.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51661\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51662\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51669\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51663\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51664\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51665\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta shaaciyey in aanay doorashaddii golaha Wakiilada iyo deegaanku aanay dhacayn mudadii hore loogu cayimay oo ahayd March 29,2019. Guddida doorashooyinka ayaa sheegay markii uu dhameeyey dhamaan waxyaalihii iyaga ku xidhnaa inay caqabad u noqotay xeerarka qaarkood, dhaqaalihii iyo murano ka dhex jiray xisbiyada dhexdooda, waxaanay shegeen in xisbiga WADANI sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51749,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51748","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51748","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51748"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51748\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51751,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51748\/revisions\/51751"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51749"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51748"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51748"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51748"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}