{"id":517,"date":"2011-05-08T16:38:55","date_gmt":"2011-05-08T16:38:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=517"},"modified":"2011-05-08T16:38:55","modified_gmt":"2011-05-08T16:38:55","slug":"madaxweyne-shariifka-tfg-da-oo-ka-qayb-galay-xafladda-caleema-saarka-madaxwynaha-xukunka-jecel-ee-ismaaciil-cumar-geelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/madaxweyne-shariifka-tfg-da-oo-ka-qayb-galay-xafladda-caleema-saarka-madaxwynaha-xukunka-jecel-ee-ismaaciil-cumar-geelle\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Shariifka TFG-da Oo Ka Qayb Galay Xafladda Caleema Saarka Madaxwynaha Xukunka Jecel ee Ismaaciil Cumar Geelle"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/shariif11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-518\" title=\"shariif1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/shariif11.jpg\" alt=\"\" width=\"293\" height=\"242\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shariif Shiikh Axmed Madaxweynaha TFG-da Soomaaliya ayaa maanta Ka qayb Galay Xaflad Lagu Caleema Saarayey Kaligii Taliyaha dalka jabuuti Ismaaciil Cumar Geello<\/p>\n<p>Xafladda caleema saarka Ismaaciil Cumar Geelo oo Aan Dhanka Xukunka Laga Soo marin Ayaa waxa ay Aahyd Mid ay Ka Soo Qayb Galeen Meles Zanawi Cadowga Ugu Weyn Muslimiinta Soomaaliya Madaxweynaha Sudan Cumar xasan Al bashiir gacan Ku Dhiiglaha Shacabka &lt;usli,iimta Suudan Iyo Shaqsiyaad Kale oo aan Sidaa U Sii badnayn<\/p>\n<p>Inta ay Socotay xafladaasi waxaa Khudbado ka Jeediyey Shariifka Soomaaliya, Ismaaciilka Jabuuti, Meleska Ethiopia Iyo Bashiirka Sudan Iyo Kuwa kale oo Lagu casuumay Xafladda Ku daahsoon Xukun Jeceelka<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii caleemo saarkaani Ismaaciilka jabuuti ayaa Noqonaya Kii 3-aad oo Xiriir ah isla markaana si Marin habaabsan lagu Hantiyey<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff;\"><em><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p><\/span><span style=\"color: #ff00ff;\">\u00a0<\/span>\u00a0<\/em><\/span><\/em><\/strong><\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953<\/p>\n<p><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #ff00ff;\"><span style=\"text-decoration: underline;\">info@warsom.com<\/p>\n<p><\/span>&amp; <span style=\"text-decoration: underline;\">webmaster@warsom.com<\/span> <\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shariif Shiikh Axmed Madaxweynaha TFG-da Soomaaliya ayaa maanta Ka qayb Galay Xaflad Lagu Caleema Saarayey Kaligii Taliyaha dalka jabuuti Ismaaciil Cumar Geello Xafladda caleema saarka Ismaaciil Cumar Geelo oo Aan Dhanka Xukunka Laga Soo marin Ayaa waxa ay Aahyd Mid ay Ka Soo Qayb Galeen Meles Zanawi Cadowga Ugu Weyn Muslimiinta Soomaaliya Madaxweynaha Sudan Cumar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-517","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":521,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517\/revisions\/521"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}