{"id":51687,"date":"2018-11-27T01:11:08","date_gmt":"2018-11-26T22:11:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51687"},"modified":"2018-11-27T01:26:17","modified_gmt":"2018-11-26T22:26:17","slug":"qalin-jebinta-machadyada-diinta-islaamka-lagu-barto-iyo-naceybka-muslimiinta-loo-qabo-oo-dalka-mareykanka-kusii-kordhaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/11\/qalin-jebinta-machadyada-diinta-islaamka-lagu-barto-iyo-naceybka-muslimiinta-loo-qabo-oo-dalka-mareykanka-kusii-kordhaya\/","title":{"rendered":"Qalin-Jebinta Machadyada Diinta Islaamka Lagu Barto iyo Naceybka Muslimiinta Loo Qabo oo Dalka Mareykanka Kusii Kordhaya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab-mareykan.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51688\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab-mareykan.png\" alt=\"\" width=\"857\" height=\"365\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab-mareykan.png 857w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab-mareykan-300x128.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab-mareykan-768x327.png 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 857px) 100vw, 857px\" \/><\/a>Mu\u2019tamarka sanadlaha ah ee uu qabto sanad walba Islamic Center of St. Cloud ayaa usbuucaan lagu qabtay xarunta weyn ee shirarka ee magaalada St. Cloud. Kulankan balaadhan, ayaa lagu maamuusay qalin-jabinta 48 arday, kuwaas oo ku dhammeeyay quraanka kariimka ah magaalo aanay laga jecleyn muslimiinta.<\/p>\n<p>Mu\u2019tamarkan oo sanadle ah ayaa asteynaya kulankii 1o-naad. Waxaana ka mid ahaa ardaydii qalinjabisay gabar yar oo sagaal sano jir ah, iyo hooyo weyn oo ilmaheeda qayb ka mid ah ay macallimiinta madarasadaan ay ka yihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Markaskan waxaa dhigata 1,800 oo arday, wuxuuna ku yaallaa magaalo dadka muslimiinta ah ay ku yaryihiin, magaaladaas oo si weyn looga soo codeeyay madaxweyne\u00a0<a href=\"https:\/\/en.wikipedia.org\/wiki\/United_States_presidential_election_in_Minnesota,_2016\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">Donald Trump<\/a>\u00a0dooarshadii 2016-kii.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xafladan waxaa ka soo qayb gelay dadweyne aad u fara badan, kuwaasoo ay ka muuqatay qanac weyn iyo shucuur qiiro huwan. Culumadii lagu marti qaadayna waxaa ka mid ahaa Sheekha weyn ee Soomaaliyeed, ee\u00a0<a href=\"https:\/\/www.google.com\/search?q=sheekh+abdirahman+sheikh+omar&amp;client=safari&amp;channel=iphone_bm&amp;source=lnms&amp;tbm=isch&amp;sa=X&amp;ved=0ahUKEwijgrCPovHeAhXC24MKHesoBSsQ_AUIECgD&amp;biw=1649&amp;bih=1012&amp;dpr=2#imgrc=vESOs-7HfNGh4M:\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">Sh. Cabdirahman Sheikh Cumar<\/a>, halkaasna waxa uu ka soo jeediyay muxaadaro qiimo badan oo isugu jirta talooyin, tusaaleyn iyo tilmaamo togan oo tiigsan karo. Ardada machadka Iimaan ayaa iyaguna waxa ay soo bandhigeen diintii ay barteen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaybo kamida ardada ayaa waxa ay ka akhriyeen madasha aayadu quraan ah oo aad u soo jiitay dhagaha dadkii goobta joogay, meesha qaybo kale oo ardada ka mid ah ay soo jeediyeen muxaadarooyin diirran oo English iyo Carabi isugu jiray.<\/p>\n<p align=\"justify\">Intii ay socotay xafladda ayaa ardayda machadka waxa ay soo bandhigeen ruwaayad kooban oo xiisa badan, taasoo ka turjumaysa sida sahlan ee diinta iyo wax barashada looga lumin karo carruurta muslimiinta ah ee ku nool qurbaha iyo sida ay ugu jilicsanyihiin inay duufsadaan Shayaadiinta.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"http:\/\/www.icscmn.org\/\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">Islamic Center of St. Cloud,<\/a>\u00a0ayaa la aasaasay sanadkii 1996-kii, marba marka ka danbaysana ardada iyo qoysaska Soomaalida ayaa ku soo badanaysa magaaladan St. Cloud guud ahaan. Maamulka iyo macallimiinta aan kula kulanay St. Cloud ayuu ka muuqday dareen qota dheer iyo dadaal dheeri ah. Waxa ayna u sheegeen warsom in ay sii laba laabi doonaan u adeegga diinta Islaamka iyo badbaadinta dhallaanka muslimiinta ah inta ay kari karaan idinka Ilaahay.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab-mareykan1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51689\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab-mareykan1.png\" alt=\"\" width=\"560\" height=\"190\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab-mareykan1.png 560w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab-mareykan1-300x102.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 560px) 100vw, 560px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab-mareykan2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51690\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab-mareykan2.png\" alt=\"\" width=\"567\" height=\"219\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab-mareykan2.png 567w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab-mareykan2-300x116.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 567px) 100vw, 567px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab-mareykan3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51691\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab-mareykan3.jpg\" alt=\"\" width=\"1008\" height=\"672\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab-mareykan3.jpg 1008w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab-mareykan3-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab-mareykan3-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1008px) 100vw, 1008px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab-mareykan4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51692\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab-mareykan4.png\" alt=\"\" width=\"857\" height=\"365\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab-mareykan4.png 857w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab-mareykan4-300x128.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab-mareykan4-768x327.png 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 857px) 100vw, 857px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51661\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51662\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51669\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51665\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mu\u2019tamarka sanadlaha ah ee uu qabto sanad walba Islamic Center of St. Cloud ayaa usbuucaan lagu qabtay xarunta weyn ee shirarka ee magaalada St. Cloud. Kulankan balaadhan, ayaa lagu maamuusay qalin-jabinta 48 arday, kuwaas oo ku dhammeeyay quraanka kariimka ah magaalo aanay laga jecleyn muslimiinta. Mu\u2019tamarkan oo sanadle ah ayaa asteynaya kulankii 1o-naad. Waxaana ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51688,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51687","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51687","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51687"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51687\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51694,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51687\/revisions\/51694"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51688"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51687"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51687"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51687"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}