{"id":51678,"date":"2018-11-26T22:39:49","date_gmt":"2018-11-26T19:39:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51678"},"modified":"2018-11-26T22:49:48","modified_gmt":"2018-11-26T19:49:48","slug":"masuuliyadda-qaraxyadii-saakey-lagu-qaadey-konfurta-galkacyo-oo-ururka-al-shabaab-sheegteen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/11\/masuuliyadda-qaraxyadii-saakey-lagu-qaadey-konfurta-galkacyo-oo-ururka-al-shabaab-sheegteen\/","title":{"rendered":"Masuuliyadda Qaraxyadii Saakey Lagu Qaadey Goob ku Taal Konfurta Galkacyo oo Ururka Al-shabaab Sheegteen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/alshabaab1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-51679\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/alshabaab1.jpg\" alt=\"\" width=\"901\" height=\"599\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/alshabaab1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/alshabaab1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 901px) 100vw, 901px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xoogagga Al-shababa ayaa sheegtay mas\u2019uuliyada Qaraxyo culus iyo weerar toos ah oo saakay lagu qaaday xarun uu Koonfur magaalada Gaalkacyo ka deganaa Wadaad lagu magacaabo Cabdiwali Cali Calmi Yare.<\/p>\n<p>Al-shabaab ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay in weerarkaasi ay ku dileen sida ay hadalka u dhigeen Cabdiwali Cali Calmi oo xaruntaasi maamulayay, iyaga oo ku eedeeyay islamaarkaan sheegay in uu ahaa shaqsi Nibinimo sheegtay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Al-shabaab ayaa sheegay in weerarka ay ku dileen 11 ruux oo ilaalo u ahaa Wadaad, waxaana sidoo kale jira tiro badan oo dhaawacyo ah oo loo qaaday isbitaallada magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xarunta la weeraray ayaa saldhig u aheyd kooxo dhalinyaro ah oo isugu jiray Wiilal iyo Gabdho da\u2019yar halkaa ku qaadi jira digri lagu laray Music, waxaana erayada ay ku luqaayaan ka mid ahaa Aayado Qur\u2019aan ah taasoo dad badan siweyn uga xumaadeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Wadaadkan ayaa mar ka soo muuqday maxkamad ku taala Koonfur magaalada Gaalkacyo isaga oo ku eedeysnaa in uu sameeyay Sawir Gacameed uu ku sheegay in uu yahay Nabi Maxamed NNKH, hasse ahaatee maxkamada ayaa markii danbe fasaxday iyaga oo sheegay in uusan wax danbi ah laheyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa iyo hadda wax war ah kama soo bixin maamul gobolleedka Galmudug oo la xiriira Qaraxyada iyo weerarrada saakay ka dhacay Koonfurta Gaalkacyo iyo khasaaraha ka dhashay intaba.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51661\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51662\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51669\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51663\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51664\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51665\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoogagga Al-shababa ayaa sheegtay mas\u2019uuliyada Qaraxyo culus iyo weerar toos ah oo saakay lagu qaaday xarun uu Koonfur magaalada Gaalkacyo ka deganaa Wadaad lagu magacaabo Cabdiwali Cali Calmi Yare. Al-shabaab ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay in weerarkaasi ay ku dileen sida ay hadalka u dhigeen Cabdiwali Cali Calmi oo xaruntaasi maamulayay, iyaga oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51679,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51678","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51678","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51678"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51678\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51681,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51678\/revisions\/51681"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51679"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}