{"id":51628,"date":"2018-11-25T01:31:28","date_gmt":"2018-11-24T22:31:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51628"},"modified":"2018-11-25T02:33:03","modified_gmt":"2018-11-24T23:33:03","slug":"jiidda-hore-ee-dagaalka-tukaraq-dhinaca-somaliland-oo-m-weyne-muuse-biixi-booqasho-ku-tagey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/11\/jiidda-hore-ee-dagaalka-tukaraq-dhinaca-somaliland-oo-m-weyne-muuse-biixi-booqasho-ku-tagey\/","title":{"rendered":"Jiidda Hore ee Dagaalka Tukaraq Dhinaca Somaliland oo M\/weyne Muuse Biixi Booqasho Ku Tagey"},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/m-biixi-jiida.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51629\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/m-biixi-jiida.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/m-biixi-jiida.jpg 960w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/m-biixi-jiida-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/m-biixi-jiida-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta gaadhay jiida hore ee deegaanka Tuko raq ee ciidamada Militariga Somaliland fadhiisinka u ah.<\/p>\n<p>Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan taliyaha ciidanka militariga Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani, taliyaha ciidanka Booliska, Sarreeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan iyo maamulka gobolka Sool, ayaa salaam ka qaatay ciidamada ku sugan deegaanka Tuko raq, waxaana warbixino ku siiyey saraakiisha iyo saraakiil-ku-xigeennada talisyada kala duwan ee ciidanka ku sugann Aaggaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cAad baan madaxweyne kaaga mahadnaqayaa sida wanaagsan ee aad ciidanka u taakulayso iyo sida aad markasta u doonayso in wax loo qabto ciidanka.\u201dayuu yidhi taliyaha ciidanka Milirariga Gen:Nuux Taani oo ku soo dhoweynayey madaxweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga, Mudane Ciise Axmed Yuusuf oo isna halkaaski ka hadlay ayaa yidhi \u201cMadaxweyne saaka maalin farxad leh bay noo tahay ragganina waa ragga aynnu ku fadhinno, mudnaantooda iyo karaamayntoodana cidina kaaga warrami mayso, waase rag aaminsan waxa ay meesha u joogaan, masuuliyadda saaran, marna waa cuqaal oo haddii aanay dulqaad iyo karti muujin nabadu may jirteen, taasna waan ku bogaadinayaa, shacabkana way kasbadeen.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Biixi ayaa isna sharraxay sida ay ciidamadu muhiimka ugu yihiin nolosha iyo sida ay shaqadoodu u tahay midda ugu karaamada badan adduunka, waxana isaga oo arrimahaas ka hadlaya uu yidhi, \u201cShaqada la isku wada raacsan yahay ee laga yaabo inaanay dheef badan lahayn, laakiin karaamo iyo ixtiraam iyo duco loo hayo, halka ugu karaamada badan ee ummadda oo dhammi isku raacsan tahay waa ciidamada qaranka, waayo ciidamadu waa astaantii qaranka.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaanu intaas ku daray \u201cWaxad tihiin ciidan nabad-doon ah oo aan cidna ku duulaynin ee dalkiisa uun ilaashanaya oo wixii kusoo xad-gudba iyo wixii fadqalala ka wada qabanaya, waxaynnu nahay ciidan aan cidna weerar ku ahayn oo intii uu jireyba nabad soo waday oo dadkana kala ilaalinaya, dalkana ilaalinaya.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale madaxweynuhu waxa uu la kulmay odayaasha deegaanka Tukaraq oo ay wada qaateen kulan is xogwaraysi ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale,waxa si diiran loogu soo dhoweeyey madaxweynaha iyo weftigiisa magaalada Laascaanood iyo deegaanda ku xeeran, waxaana halkaasi lagu gudoonsiiyey Fardo, isla markaana uu isaguan ka gudoomay.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51311\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51312\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51313\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51314\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51315\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51316\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta gaadhay jiida hore ee deegaanka Tuko raq ee ciidamada Militariga Somaliland fadhiisinka u ah. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan taliyaha ciidanka militariga Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani, taliyaha ciidanka Booliska, Sarreeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan iyo maamulka gobolka Sool, ayaa salaam ka qaatay ciidamada ku sugan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51629,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51628","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51628","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51628"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51628\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51630,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51628\/revisions\/51630"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51629"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51628"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51628"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51628"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}