{"id":51609,"date":"2018-11-24T23:49:13","date_gmt":"2018-11-24T20:49:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51609"},"modified":"2018-11-24T23:55:20","modified_gmt":"2018-11-24T20:55:20","slug":"daahfurka-iyo-billawga-dhismaha-dekedda-garacad-oo-ka-dhacey-xeebta-badweynta-hindiya-ee-deegaankaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/11\/daahfurka-iyo-billawga-dhismaha-dekedda-garacad-oo-ka-dhacey-xeebta-badweynta-hindiya-ee-deegaankaas\/","title":{"rendered":"Daahfurka iyo Billawga Dhismaha Dekedda Garacad oo Ka Dhacey Xeebta Badweynta Hindiya ee Deegaankaas."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/garacad-deked.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-51610\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/garacad-deked.jpg\" alt=\"\" width=\"945\" height=\"570\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/garacad-deked.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/garacad-deked-300x181.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 945px) 100vw, 945px\" \/><\/a><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Xaflad ka dhacday galinkii dambe ee Jimcihii shalay meel aan sida uga fogeyn xeebta badweynta hindiya ee deegaanka Garacad ee gobolka Mudug ayaa lagu daahfuray dhismaha deked laga hirgelinayo Garacad oo howsheedu muddo socotay.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Waxaa ka qaybgalay madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas , xubno ka mid ah golayaasha xukuumadda Puntland iyo wafdi ka yimid magaalada Muqdisho oo isugu jiray xildhibaanno ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka federaalka , siyaasiyiin horay xilal usoo qabtay, Isimmo,ganacsato iyo boqollaal ruux oo qaybaha bulshada ka socday.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">&#8221; Puntland kuma filna hal deked.. Garacad waxay ku dhismeysa iskutashi.&#8221; ayuu yiri madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Gaas oo ku baaqay in laga qaybqaato dhammeystirka dekedda Garacad.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">&#8220;Dowladda federaalka way ka gaabisay inay ka qaybqaadato dekedda Garacad dhismaheeda, waan ugu garaabeynaa inaysan awood u lahayn dhismaha deked ee waxa aan ka dooneyno waa inay ka qaybqaataan sidii loo dhammeystiri lahaa dekedda ay shacabku dhisayaan.&#8221; ayuu ku daray.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Xildhibaan Cali Axmed Jaamac Jangali , oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa munaasabadda ka sheegay inay gaarsiin doonaan golaha Baarlamaanka iyo golayaasha kale ee dowladda federaalka in door muuqda ay dowladda federaalka ku yeelato dhismaha dekedda.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">&#8220;Mar haddii aan annagu halkan joogno,waxay ka dhigantahay dowladda federaalka inay joogto, waxaan shacabka iyo xukuumadda Puntland ku dhiirrigalinayaa bilowga mashruucan weyn ee aan ahayn kaliya mid ay ka faa&#8217;iidayaan shacabka Garacad iyo kuwa Puntland ee waa mashruuc u dan ah shacabka Soomaaliyeed.&#8221; ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ahaa xildhibaannada Golaha shacabka ee munaasabadda ka qaybgalay.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Dalxa, waxaa kalo u sheegay in loo baahanyahay 100km oo xeebaha Soomaaliyeed deegaannada ku yaalla inay helaan deked ganacsi iyo mid kalluumaysiba,taas oo u sheegay inay kor u qaadeyso in laga faa&#8217;iideysto xeebta dheer ee Soomaaliya.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Garaad Maxamed Cilmi Shirwac, oo ka mid ah isimmada dhaqanka ee gobolka ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka qaybqaatan dhismaha dekedda, waxa uu si gaar ah ula hadlay shacabka Galmudug, isagoo yiri &#8221; Dadka Galmudug waxaan ugu baaqaya wax ka dhista dekeddan, annagu haddii aad Hobyo deked ka dhigtaan waxbaan ka dhisaneynaa&#8221;.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Islaan Bashiir Islaan Cabdulle, ayaa sheegay in shacabka iyagoo isku tashanaya dhisan doonaan dekeddan islamarkaana ka miro dhalin doonaan hadafkooda, isagoo dhanka kale sheegay inay ugu baaqayaan dhammaan ganacsatada,qurbajoogta iyo bulshada Soomaaliyeed inay ka qaybqaataan dhammeystirka dhismaha bilowgiisa la daahfuray ee dekedda Garacad.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Injineerada dhismaha dekedda iyo kuwa kormeerayba oo u dhashay dalka Turkiga, ayaa rajo wanagsan ka muujiyay dekedda inay ku dhismi doonto muddo labo sanno ah,iyagoo dhanka kale sheegay inay saddex qayb noqon doonto, waxaa ka mid ah halka ay maraakiibta ganacsiga iyo kuwa kalluumaysiga ku soo xiran doonaan, bakhaaro iyo waddooyin.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Dhismaha dekedda ayaa dhererkiisu yahay 636m, ballaciisuna 50m iyo joogeeda hoosena yahay 11.5 ilaa 14.5m, waxaa ku bixi doonto lacag gaaraysa 40 Milyan oo dollar, iyadoo ay dhisi doonto shirkad laga leeyahay waddanka Turkiga oo la yiraahdo TTN.<\/div>\n<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51311\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51312\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51313\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51314\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51315\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51316\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaflad ka dhacday galinkii dambe ee Jimcihii shalay meel aan sida uga fogeyn xeebta badweynta hindiya ee deegaanka Garacad ee gobolka Mudug ayaa lagu daahfuray dhismaha deked laga hirgelinayo Garacad oo howsheedu muddo socotay. Waxaa ka qaybgalay madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas , xubno ka mid ah golayaasha xukuumadda Puntland iyo wafdi ka yimid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51610,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51609","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51609","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51609"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51609\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51611,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51609\/revisions\/51611"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51610"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51609"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51609"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51609"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}