{"id":51580,"date":"2018-11-24T00:35:06","date_gmt":"2018-11-23T21:35:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51580"},"modified":"2018-11-24T00:38:12","modified_gmt":"2018-11-23T21:38:12","slug":"dawladda-dalkamareykanka-oo-kor-u-qaaday-weerarada-dhanka-cirka-ee-ay-ku-qaadeyso-ururka-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/11\/dawladda-dalkamareykanka-oo-kor-u-qaaday-weerarada-dhanka-cirka-ee-ay-ku-qaadeyso-ururka-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Dawladda DalkaMareykanka oo Kor U Qaaday Weerarada Dhanka Cirka ee ay Ku Qaadeyso Ururka Al-Shabaab."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/werar-cirka-diyaarad.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-51582\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/werar-cirka-diyaarad.jpg\" alt=\"\" width=\"939\" height=\"528\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/werar-cirka-diyaarad.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/werar-cirka-diyaarad-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 939px) 100vw, 939px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu yaraan 5 weerar oo cirka ayuu Mareykanku ka geystay Saddexdii maalmood ee la soo dhaafay deegaanno ka tirsan gobollada dhexe Soomaaliya, kuwaa oo lagu bartilmaameedsaday dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab.<\/p>\n<p>Wararkii ugu danbeeyay ee sidoo kale ka imanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in ay dhaceen duqeymo kale oo dheeraad ah sida ay laga soo xigtay dadka deegaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Labo weerar oo ka mid ah howlgalkan waxaa ay qaadeen Isniin la soo dhaafay oo ay taariikhdu ku beegneyd 19kii bishan, weerarka kale ayaa dhacay 20kii bishan, halka Labo weerar kale loo adeegsaday diyaaradaha dagaalka dhaceen 21kii bishan Arbacadii aynu soo dhaafnay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhamaan weerarradan ayaa ka dhacay deegaanno hoostaga degmada Xarardheere oo ay xoog badan yihiin dagaalamayaasha Al;-shabaab, waxaana lagu dilay qiyaastii in ka badan 50 dagaalyahan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gaar ahaan bartilmaameedka Mareykanka ayaa ahaa saldhigyada iyo goobaha ay hubka ku keydsadaan Al-shabaab sida ay laga soo xigtay taliska ciidamada Africom oo qoraal ay soo saareen ku sheegay in dhamaan weerarradan lagu guuleystay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wali dowladda Soomaaliya kama aysan soo saarin war faah faahsan duqeymaha is daba jooga ah ee maalmihii ugu danbeeyay Mareykanku ka sameynayeen deegaanno ka tirsan bartamaha Soomaaliya gaar ahaan gobolka Mudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxaa duqeymahan iyagu-na dhankooda ka hadalay Al-shabaab oo la sheegay in looga dilay tiro badan oo ka mid ahaa xoogaggooda ka dagaalama bartamaha Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51311\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51312\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51313\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51314\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51315\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51316\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 5 weerar oo cirka ayuu Mareykanku ka geystay Saddexdii maalmood ee la soo dhaafay deegaanno ka tirsan gobollada dhexe Soomaaliya, kuwaa oo lagu bartilmaameedsaday dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab. Wararkii ugu danbeeyay ee sidoo kale ka imanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in ay dhaceen duqeymo kale oo dheeraad ah sida ay laga soo xigtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51582,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51580","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51580","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51580"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51580\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51584,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51580\/revisions\/51584"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51582"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51580"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51580"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51580"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}