{"id":5157,"date":"2012-02-06T15:05:41","date_gmt":"2012-02-06T15:05:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5157"},"modified":"2012-02-06T15:05:41","modified_gmt":"2012-02-06T15:05:41","slug":"dadki-daganaa-bacadlihi-xamar-weyne-oo-21-sano-kadib-maanta-laga-saaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/02\/dadki-daganaa-bacadlihi-xamar-weyne-oo-21-sano-kadib-maanta-laga-saaray\/","title":{"rendered":"Dadki Daganaa Bacadlihi Xamar Weyne Oo 21 Sano Kadib Maanta Laga Saaray"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p>Ka Din Mudo 20 sana ah ayaa waxa maanta laga saaray qoysas ku noolaa Bacadlihi Hore Xamar Weyne kadib munaasabad maanta halkaasi ka dhacday Islamarkaana Ay Ka Soo Qeyb Galeen Masuuiyiin Farabadan oo Ka Tirsan Dowlada TFG-da Soomaaliya.<\/p>\n<p>Munaasabad ay wada qaateen madaxda dowlada iyo gudiga hayey Bacadlaha Xamar Weyne ayey dowlada TFG-da Soomaaliya ugu danbeynti kula wareegtay xarunta Bacadlaha oo ka mid ah meelaha fara ku tiriska ah ee ka badbaaday burburki ka dhacay dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Sharif Sheekh Axmed<\/p>\n<p>Sidoo kale madaxweynaha ayaa sheegay in hada ay dowlada Soomaaliya wado qorshe ay gacanta ugu dhiseyso ilaa iyo 96 iskuul oo ay intooda badan hooy u yihiin dad ku dagan si sharci darro ah ayanan Aqbali Doonin.<\/p>\n<p>Tani Ayaa Ah maalinti sadexaad oo ay dowlada la wareegeyso xarumaha muhiimka ah ee dowladi hore, shalay iyo daraad waxay gacanta ku dhigtay Gurigi Hooyooyinka, Jaamacadi hore ee Umada iyo Iskuulki Dhame Yaasin Cartan Ee Gudaha Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><\/strong><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/p>\n<p><\/strong>madaxweynaha dowlada TFG-da Soomaaliya<strong> <\/strong>Hadal uu ka jeediyey goobta , ayuu ku amaanay beesha hayesay xarunta iyo ninki sida gaarka ah u maamulayey mudadi fowdada, isaga oo intaasi ku daray in dowlada ay siin doonto shahaado sharaf Iyo Waliba Amaan Aad U Farabadan Uu Amaanay Madaxweynaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Ka Din Mudo 20 sana ah ayaa waxa maanta laga saaray qoysas ku noolaa Bacadlihi Hore Xamar Weyne kadib munaasabad maanta halkaasi ka dhacday Islamarkaana Ay Ka Soo Qeyb Galeen Masuuiyiin Farabadan oo Ka Tirsan Dowlada TFG-da Soomaaliya. Munaasabad ay wada qaateen madaxda dowlada iyo gudiga hayey Bacadlaha Xamar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5157","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5157","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5157"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5157\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5163,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5157\/revisions\/5163"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5157"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5157"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5157"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}