{"id":51559,"date":"2018-11-23T02:53:22","date_gmt":"2018-11-22T23:53:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51559"},"modified":"2018-11-23T02:54:39","modified_gmt":"2018-11-22T23:54:39","slug":"gudoomiyaha-xisbiga-m-jamhuuriga-cali-timajic-iyo-madax-kala-duwan-oo-ka-qayb-galey-daahfurka-xisbiga-shacabka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/11\/gudoomiyaha-xisbiga-m-jamhuuriga-cali-timajic-iyo-madax-kala-duwan-oo-ka-qayb-galey-daahfurka-xisbiga-shacabka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Xisbiga M Jamhuuriga Cali Timajic iyo Madax Kala Duwan oo Ka Qayb Galey Daahfurka Xisbiga Shacabka Soomaaliyeed."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab7-wadar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51566\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab7-wadar.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab7-wadar.jpg 960w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab7-wadar-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab7-wadar-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>Gudoomiyaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Ahna Xiriiriyaha Xisbiyada Siyaasadda Md Cali Maxamed Nuux Timajilc,Xildhibaanada Labada Aqal ee Federalka Soomaaliya,Wasiiro,Xildhibaanada Maamul Goboleedyada,Ururada Bulshada Rayidka,Aqoonyahano,Haween Dhalinyar iyo Marti Sharaf Kale Ayaa Maanta Ka Qayb Galey Munaasabadda Daah Furka Xisbiga Shacabka Soomaaliyeed oo Maalmo ka Hor ku Guuleystey In La gudoonsiiyo Shahaadada kmg ee Xisbinimo.<\/p>\n<p>Xafladda Daahfurka Xisbiga oo Aheyd Mid Si Heer Sare ah Loo Soo Agaasimey Ayaa Waxaa Ka Hadley Madaxda Xisbiyada Qaar Kamid ah iyo Masuuliyiin Ka Kala Socdey Dawladda Federalka,M\/goboleedyada,Odayaasha Dhaqanka Haween iyo Dhalin Yaro,Bulshada Rayidka,Culimaa&#8217;udiin,iyo Wax Garad Kale,Kuwaasoo Dhamaantood Hambalyo Ku aadan Munaasabadda Daahfurka Xisbiga U Direy Madaxda Xisbiga,Golayaasha iyo Xubnaha Xisbiga Meel kasta oo ay Ku Suganyihiin Debedda iyo Gudaha Dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Ahna Xiriiriyaha Xisbiyada Siyaasadda Timajilic oo Kamid ahaa Madaxdii Goobta Munaasabada Ka Hadley Ayaa Hambalyo iyo Bogaadin Ku Aadan Munaasabadda U Diray Hugaanka,Golayaasha,Gudiyada Heer Qaran, Heer M\/goboleed,Heer Gobol,Degmo,Tuulo iyo Dhamaan Xubnaha Xisbiga,Isagoo Ammaan iyo Mahadcelin U Jeediyey Qaban Qaabiyeyaasha Xaflada,Fannaaniinta iyo Kasoo Qayb galayaasha.<\/p>\n<p>Guddoomiye Timajilic Ayaa Kula Dardaarmey Madaxda iyo Xubnaha Xixbiga In ay Iskaashi iyo Wadajir Ku Gaadhaan Halka ay Higsanayaan Isagoo Intaasi Ku Darey In Hawsha Inteedi Ugu Adkeyd ay u Harsantahey,ayna Iskaashi iyo Xiriir Wanaagsan La Yeeshaan Xisbiyada Kale iyo Bulshada Qaybaheeda Kala Duwan Maadaama Buu Yiri Ay Madaxda Xisbigaani Tahey Dhalin Yaro Aqoon yahan ah.<\/p>\n<p>Dhanka Kale Gudoomiye Timajilic Ayaa Baaq u Direy R\/wazaaraha iyo Xukuumadda Federalka Kaas oo uu Uga Codsadey in Xukuumaddu Barlamaanka Ugudbiso Xeerka Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Si Ay Xisbiyadu u Guda Galaan Hawlo Xeerkaas ku Xiran oo aaney La&#8217;aantiis Socon karin,Maadaama Waqtigu Gabaabsi Yahey Ayuu Hadalkiisa kusoo Gunaanadey.<\/p>\n<p>Madax iyo Hay&#8217;ado Madaxbanaan oo Munaasabadda Ka Hadley Ayaa Ugu Danbeyntii Waxaa Munaasabadda Ka Hadley Qaar Kamid Gudiga Fulinta Xisbiga Xoghayaha Guud ee Xisbiga G\/kuxigeenka Xisbiga Ex-Wasiir Cawil Xirsi Goladiid iyagoo Dhamaantood Sharaxey Hadafka iyo Ujeedooyinka Loo Sameeyey,Iyagoo Sheegay In Xisbigan aysan Dad Gaar ahi Laheyn ee uu u Dhaxeeyo Dadka Soomaaliyeed uuna Iyaga ka Dhex yimid,Talo,Tigaad iyo Tusaalena ay Dadka Soomaaliyeed Uga Baahanyihiin.<\/p>\n<p>Gaban Gabadii Gunaanadkii Xafladda Ayaa Waxaa Soo Afmeeray Gudoomiyaha Xisbiga Shacabka Soomaaliyeed C\/raxmaan Suleymaan Jaamac Mahad Celin Kadib Si Wanaagsan U Faahfaahiyey Ujeedka Laga lahaa Sameynta Xisbiga Shacabka Soomaaliyeed,Wuxuuna Caddeeyey In aan Xisbigan Loo Sameyn Mansab,Magac iyo Maal Toona Balse Ay Doonayaan In ay Bulshada Ka Dhex Goobaan Qof la Aamini Karo oo Dalka Hugaankiisa Qabta,Isagoo Ugu danbeyntii Xubnaha iyo Madaxda Xisbiga u Rajeeyey (Guul,Horumar,Sinnaan iyo Caddaalad).<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51311\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51560\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab1.jpg 960w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab1-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab1-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51561\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab2.jpg 960w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab2-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab2-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51562\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab3.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab3.jpg 960w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab3-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab3-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab4-tima.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51563\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab4-tima.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab4-tima.jpg 960w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab4-tima-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab4-tima-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab5-tima.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51564\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab5-tima.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab5-tima.jpg 960w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab5-tima-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab5-tima-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab6-wadar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51565\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab6-wadar.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab6-wadar.jpg 960w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab6-wadar-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab6-wadar-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab7-wadar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51566\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab7-wadar.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab7-wadar.jpg 960w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab7-wadar-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/shacab7-wadar-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51312\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51313\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51314\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51316\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Ahna Xiriiriyaha Xisbiyada Siyaasadda Md Cali Maxamed Nuux Timajilc,Xildhibaanada Labada Aqal ee Federalka Soomaaliya,Wasiiro,Xildhibaanada Maamul Goboleedyada,Ururada Bulshada Rayidka,Aqoonyahano,Haween Dhalinyar iyo Marti Sharaf Kale Ayaa Maanta Ka Qayb Galey Munaasabadda Daah Furka Xisbiga Shacabka Soomaaliyeed oo Maalmo ka Hor ku Guuleystey In La gudoonsiiyo Shahaadada kmg ee Xisbinimo. Xafladda Daahfurka Xisbiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51565,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-51559","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51559","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51559"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51559\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51567,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51559\/revisions\/51567"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51565"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51559"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51559"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51559"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}