{"id":51514,"date":"2018-11-21T02:52:06","date_gmt":"2018-11-20T23:52:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51514"},"modified":"2018-11-21T02:56:07","modified_gmt":"2018-11-20T23:56:07","slug":"sodon-iyo-todoba-kamid-ah-dagaal-yahanada-al-shabaab-oo-mareykanku-sheegtey-in-uu-ku-dilay-deegaano-ka-tirsan-g-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/11\/sodon-iyo-todoba-kamid-ah-dagaal-yahanada-al-shabaab-oo-mareykanku-sheegtey-in-uu-ku-dilay-deegaano-ka-tirsan-g-mudug\/","title":{"rendered":"Sodon iyo Todoba Kamid ah Dagaal yahanada Al-shabaab oo Mareykanku Sheegtey In uu ku Dilay Deegaano ka tirsan G\/mudug."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/duqeyn-diyaaradeed.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-51515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/duqeyn-diyaaradeed.jpg\" alt=\"\" width=\"832\" height=\"502\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/duqeyn-diyaaradeed.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/duqeyn-diyaaradeed-300x181.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 832px) 100vw, 832px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Taliska Mareykanka ee Africom ayaa sheegay in iyaga oo kaashanaya ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed duqeyn ay ka fuliyeen deegaanno hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ku dileen 37 dagaalyahan oo ka tirsanaa Ururka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Duqeynta oo labo jeer kala dhacday ayeey Mareykanku ka fuliyeen deegaanno hoostaga degmada Xarardheere, iyaga oo duqeyn hore ku dilay 27 dagaalyahan oo ka tirsanaa Al-shabaab, halka weerar kale oo cirka ah ku dileen 10 dagaal yahano kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sheegashada taliska Mareykanka ayaa imaneysa iyadoo shalay weerarro cirka ah laga soo sheegay in ay ka dheceen deegaanno hoos taga degmada Xaradheere.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa hadda ma jiraan ilo madaxbanaan oo sheegaya khasaare ka duwan kan Maraykanku sheegay, sidoo kale Al-shabaab-na dhinacooda kama aysan hadal warka ku saabsan duqeymahan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Deegaannada ay duqayntu ka dhacday ayaa la aaminsan yahay in ay xoog ku leeyihiin Al Shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ma\u2019aha markii ugu horeysay ee Mareykanku weeraro cirka ah ka fuliyaan deegaanno ka tirsan gobollada dalka Soomaaliya haba ugu badnaadaan kuwo Koonfurta dhaca, gaar ahaan Jubbooyinka iyo Gedo.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51311\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51312\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51313\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51314\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska Mareykanka ee Africom ayaa sheegay in iyaga oo kaashanaya ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed duqeyn ay ka fuliyeen deegaanno hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ku dileen 37 dagaalyahan oo ka tirsanaa Ururka Al-shabaab. Duqeynta oo labo jeer kala dhacday ayeey Mareykanku ka fuliyeen deegaanno hoostaga degmada Xarardheere, iyaga oo duqeyn hore ku dilay 27 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51515,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51514","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51514","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51514"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51514\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51517,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51514\/revisions\/51517"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51515"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51514"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51514"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51514"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}