{"id":51510,"date":"2018-11-21T02:12:00","date_gmt":"2018-11-20T23:12:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51510"},"modified":"2018-11-21T02:13:10","modified_gmt":"2018-11-20T23:13:10","slug":"rugta-ganacsatada-iyo-warshadaha-iyo-wasaaradda-ganacsiga-iyo-warshadaha-oo-heshiis-kala-sexiixdey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/11\/rugta-ganacsatada-iyo-warshadaha-iyo-wasaaradda-ganacsiga-iyo-warshadaha-oo-heshiis-kala-sexiixdey\/","title":{"rendered":"Rugta Ganacsatada iyo Warshadaha iyo Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha oo Heshiis Kala Sexiixdey."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Heshiis-w-ganacsiga-iyo-Rugta-ganac.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-51511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Heshiis-w-ganacsiga-iyo-Rugta-ganac.jpg\" alt=\"\" width=\"834\" height=\"555\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Heshiis-w-ganacsiga-iyo-Rugta-ganac.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Heshiis-w-ganacsiga-iyo-Rugta-ganac-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 834px) 100vw, 834px\" \/><\/a><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Wasiirka Ganacsiga iyo Washadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Rugta Ganacasatada iyo Warshadaha Soomaaliya ayaa maanta kala saxiixdeey heshiiskii Sadaxaad ee Madasha Wada hadalka, Ganacstada iyo Dowladda ee &#8216;Public Private Dialogue (PPD).<\/div>\n<div align=\"justify\">Heshiiskan ay wada gaareen Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda iyo Rugta Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa qeexayso in labada dhinac ay ka wada shaqeyn horumarka ganacsiga, maalgashiga dalka oo laga wada shaqeyo,in si wadajir ah loo xaliyo caqabdaha dib u dhigaya horumarka kobaca dhaqaalaha Wadanka.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Guddoomiyaha Rugta Ganacsatada iyo Warshadaha Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Cabdikariin Gabeere ayaa sheegay in muhiimad gaar ah ay u leedahay saxiixan sadaxaan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan guul wayn noo ah in maanta dalkeena aan ku saxiixnay heshishiiskii sadaxaad, waxuu hore labadii kale uga dhaceen dalalka Ingariiska iyo Buljamka tasoo fursad wayn u ah in ganacstada Soomaaliyeed ay argayaan horuamrka ay leedahay Madashan waxaana ku soo kordhinayay Dhinaca Beeraha iyo Xoolaha oo ganacstada iyo dowlada ay ka shaqeyn doonan si wada jir ah ayuu yar Mudane Gabeere\u201d<\/p>\n<p>Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadha XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareye ayaa tilmaamay in ay heshiiskan uu yahay dariiq inoo sahlaya in dalkeena fursadaha ganacsiga aan uga faa\u201diideyno.<\/p>\n<p>\u201cAnaga iyo ganacsatada oo iskaashanayo waxaan ka shaqeyn doonaa horumarinta dalka ee dhinaca kobaca Dhaqaalaha, waxaana furmay dariiq aan ku wada xisaabayno si aan caqabadaha jira guulo kaga gaarno si wanaagsan iskula habeyno,dalkeena fursad ayee u tahay in aan si wada jir ah maalgashi ugu abuurno, dowladda waxaa ka go,an in ay dhageysato ganacstada ka shaqeysa horumarkooda\u201d.ayuu yari Wasiir Maareeye.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\">Ugu dambeyn,Wasiirka Ganacsiga iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacstada Soomaaliyeed ay xariga ka jareen Wabsite lagala soconayo madasha wada hadalka Ganacsatda iyo Dowladda Public Private Dialogue (PPD)\u00a0 her uu Marayo Ganacsigeena,kobacaha Dhaqaalaha Dalka.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51311\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51312\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51313\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51314\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51315\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51316\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Ganacsiga iyo Washadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Rugta Ganacasatada iyo Warshadaha Soomaaliya ayaa maanta kala saxiixdeey heshiiskii Sadaxaad ee Madasha Wada hadalka, Ganacstada iyo Dowladda ee &#8216;Public Private Dialogue (PPD). Heshiiskan ay wada gaareen Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda iyo Rugta Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa qeexayso in labada dhinac ay ka wada shaqeyn horumarka ganacsiga, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51511,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51510","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51510","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51510"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51510\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51513,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51510\/revisions\/51513"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51511"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51510"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51510"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51510"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}