{"id":51506,"date":"2018-11-21T01:51:02","date_gmt":"2018-11-20T22:51:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51506"},"modified":"2018-11-21T01:51:32","modified_gmt":"2018-11-20T22:51:32","slug":"gudiga-miizaaniyadda-iyo-maaliyadda-bfs-eedeyn-uu-usoo-jeediyey-hayadaha-dawlada-iyo-m-g-banaadir-oo-wasiirka-maaliyadda-bayle-ka-jawaabey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/11\/gudiga-miizaaniyadda-iyo-maaliyadda-bfs-eedeyn-uu-usoo-jeediyey-hayadaha-dawlada-iyo-m-g-banaadir-oo-wasiirka-maaliyadda-bayle-ka-jawaabey\/","title":{"rendered":"Gudiga Miizaaniyadda iyo Maaliyadda BFS Eedeyn uu usoo Jeediyey Hay&#8217;adaha Dawlada iyo M\/g\/banaadir oo Wasiirka Maaliyadda Bayle Ka Jawaabey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/bayle-jwb.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-51507\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/bayle-jwb.jpg\" alt=\"\" width=\"902\" height=\"602\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/bayle-jwb.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/bayle-jwb-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 902px) 100vw, 902px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Wasaarradda Maaliyada xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa jawaab ka bixiyay eedeyn uga timid guddiga Maaliyada u qaabilsan Golaha Shacabka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in uu arkay warbixinta ay soo saareen guddiga oo sida uu hadalka u dhigay xaq u leh in ay arintaa ka hadlaan, balse waxaa uu intaa ku daray in ka wanaagsanaan laheyd in marka hore arrimaha qaar si hoos leysaga wareysto.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cHay\u2019adda Maaliyadda ee Golaha Shacabka waa Hay\u2019adda ugu sareysa Dalka Kor jeegteyna way nagu leeyihiin xaq ayay u leeyihiin inay Report soo saaraan laakiin waxaa wacnaan laheyd arrimaha qaarkood anagaa Hawsha ku jirnee inaan isla hubsano waxa Bulshada aan u gudbineyno, diyaar ayaan u ahay inaan hortago Golaha oo aan si fiican u balbalaariyo\u00a0 si tifaftirana uga jawaabo Is afgaran waaga jira\u201d.ayuu yiri Wasiirka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiir Beyle ayaa tilmaamay in Dakhliga Dalka uu kordhay iyadoo ay cadeyn u tahay sida ay Soomaaliya kaga soo baxday Heshiisyadii ay la gashay IMF oo ku aadanaa Kororka Dhaqaalaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cIMF waxyaabaha ay nagula heshiiyeen waxaa ka mid ah in Dakhliga la Kordhiyo dhamaan Bilihii naloo qabtay halkii la rabay waan dhaafnay, annaga iyo Dowlada Hoose si fiican ayaan u wada shaqeynaa wax kastana way cad yihiin, Guddiga sharafta leh wax ay arkeen inay jiraan ayaa laga yaabaa wixii khaldan waan saxeynaa laakiin guulo badan ayaan ka gaarnay Kordhinta Dakhliga\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Maaliyadda Beyle ayaa sidoo kale sheegay inuu diyaar u yahay inuu hortago Guddiga Maaliyadda iyo Golaha Shacabka si uu kaga jawaabo dhamaan Su\u2019aalaha ay qabaan, isagoo xusay in haatan isbadal wayn uu ka jiro Maamulka Maaliyadda Soomaaliya isla markaana taasi ay keentay in caalamku uu aamino dalkeena.<\/p>\n<div align=\"justify\">Guddiga Miisaaniyada, Maaliyada Qorsheynta iyo La xisaabtanka dowladda ee \u00a0Golaha Shacabka ayaa hay\u2019addaha dowladda iyo maamulka gobolka Banaadir labaduba ku \u00a0eedeeyay wax is daba \u2013marin.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Warbixinta guddiga uu \u00a0soo saaray ayaa looga hadlay wax is daba marin iyo in si qaldan loo maamulay miisaaniyadda dalka laga soo bilaabo Janaayo illaa Agosto.<\/div>\n<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51311\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51312\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51313\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51314\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51315\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51316\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaarradda Maaliyada xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa jawaab ka bixiyay eedeyn uga timid guddiga Maaliyada u qaabilsan Golaha Shacabka Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay in uu arkay warbixinta ay soo saareen guddiga oo sida uu hadalka u dhigay xaq u leh in ay arintaa ka hadlaan, balse waxaa uu intaa ku daray in ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51507,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51506","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51506","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51506"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51506\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51509,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51506\/revisions\/51509"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51507"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51506"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51506"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51506"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}