{"id":51433,"date":"2018-11-18T21:25:43","date_gmt":"2018-11-18T18:25:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51433"},"modified":"2018-11-18T21:28:05","modified_gmt":"2018-11-18T18:28:05","slug":"dadkii-ka-danbeeyey-dilkii-wariye-kashooggi-oo-wariyeyaal-soomaaliyeed-dalbadeen-in-caddaaladda-la-hor-keeno","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/11\/dadkii-ka-danbeeyey-dilkii-wariye-kashooggi-oo-wariyeyaal-soomaaliyeed-dalbadeen-in-caddaaladda-la-hor-keeno\/","title":{"rendered":"Dadkii Ka Danbeeyey Dilkii Wariye Kashooggi oo Wariyeyaal Soomaaliyeed Dalbadeen In Caddaaladda La Hor Keeno."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dilka-khashogi-somalia.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-51434\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dilka-khashogi-somalia.jpg\" alt=\"\" width=\"885\" height=\"664\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dilka-khashogi-somalia.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dilka-khashogi-somalia-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 885px) 100vw, 885px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Iyadoo wali la hadal hayo islamarkaana dood weyn uu ka taagan yahay kiiska dilkii wariye Jamaal Khashoggi oo bishii hore lagu dhaxdilay qunsuliyada Sacuudiga ee magaalada \u00a0Istanbul dalka Turkiga \u00a0ayaa markii ugu horeysay arintan waxaa dareenkooda ka muujiyay wariye-yaal Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Koox Weriyayaal ah ayaa isugu yimid barxadda xarunta warbaahinta Goobjoog iyagoo sita boorrar lagu xardhay sawirrada weriyaha Sucuudiga ee la dilay iyo erayo ay kamid ahaayeen Jamaal waa inuu helaa Caddaalad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxamed Boosh oo kamid ah suxufiyiintii maanta ka qeyb galay isu soo baxa Muqdisho ka dhacay ayaa sheegay inay ka xun yihiin dilka weriyaha isla markaasna Soomaaliya ay kamid tahay meelaha weriyeyaasha ay dhibaatada kala kulmaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;Waxaan muujineynay sida aan ugu xunnahay, waxaanu qeyb ka nahay weriyeyaasha adduunka, Soomaaliyana waxay kamid tahay meelaha suxufiyiintu ay dhibaatooyinka kasoo gaaraan, tiro badan oo weriyeyaal ah ayaa lagu dilayay ilaa 1991-kii, waanna mid kamid ah meelaha ugu halista badan ay weriyeyaashu ka howlgalaan&#8221; ayuu yiri Maxamed Boosh.<\/p>\n<p align=\"justify\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/hiiraan.com\/images\/2018\/Nov\/20181118636781169413155804war-y1-696x522.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Masaajido ku yaalla Sucuudi Carabiya iyo Turkiga ayaa salaadda janaasada looga tukaday wariye Jamaal Khaashuqji ee la dilay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Jamaal Khaasuqji oo 2-dii bisha October lagu dilay qunsuliyadda Sucuudiga ee Istanbuul waxaan weli waxaan war ah laga haynin meydkiisa halka uu ku dambeeyey.<\/p>\n<p align=\"justify\">Boqortooyada Sucuudiga waxay sheegtay in amarka lagu dilay Jamaal uu ka soo baxay xubno ka tirsan sirddoonka Sucuudiga balse Dhaxal sugaha boqortooyada Amiir Maxammed Bin Salmaan uu wax shaqo ah ku lahayn dilkiiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Turkigana wuxuu ku adkeysanayaa amarka dilka Khaashuqjii inuu ka soo fulay madaxda ugu sarreysay boqortooyada Sucuudiga.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51311\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51312\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51313\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51314\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51315\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51316\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo wali la hadal hayo islamarkaana dood weyn uu ka taagan yahay kiiska dilkii wariye Jamaal Khashoggi oo bishii hore lagu dhaxdilay qunsuliyada Sacuudiga ee magaalada \u00a0Istanbul dalka Turkiga \u00a0ayaa markii ugu horeysay arintan waxaa dareenkooda ka muujiyay wariye-yaal Soomaaliyeed. Koox Weriyayaal ah ayaa isugu yimid barxadda xarunta warbaahinta Goobjoog iyagoo sita boorrar lagu xardhay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51434,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51433","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51433","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51433"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51433\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51437,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51433\/revisions\/51437"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51434"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51433"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51433"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51433"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}