{"id":5142,"date":"2012-02-01T12:49:12","date_gmt":"2012-02-01T12:49:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5142"},"modified":"2012-02-01T12:49:12","modified_gmt":"2012-02-01T12:49:12","slug":"shil-gaari-qasaaro-isugu-jira-dhimasho-iyo-dhaawac-geestay-oo-ka-dhacay-gaalkacayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/02\/shil-gaari-qasaaro-isugu-jira-dhimasho-iyo-dhaawac-geestay-oo-ka-dhacay-gaalkacayo\/","title":{"rendered":"Shil Gaari Qasaaro Isugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac Geestay Oo Ka Dhacay Gaalkacayo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Shilkaani gaari oo ay dad badani ku dhinteen ayaa maanta ka dhacay duleedka magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug iyadoona ay Dad farabadanKu Wax Yeeloobeen.<\/p>\n<p>Halka Uu shilkaasi ka dhacay oo qiyaastii dhowr km dhinaca waqooyiga magaalada Gaalkacayo kaga beegan ayaa lagu magacaaba <strong>(Laanta-Dusmada),<\/strong><\/p>\n<p>\u00a0Wuxuuna shilkani yimid kadib markii ay isku dhaceen gaari nooca waaweyn ee xaamuulka qaada ah gaar ahaan kuwa ay Soomaalidu U Taqaano<strong> (Caga-badanta)<\/strong> iyo gaari yar oo <strong>Mark-2<\/strong> isna Loo Yaqaano .<\/p>\n<p>11 Qofood ayaa ku geeriyoodey oo dhamaantood ah rikaabkii la socdey gaariga yar waxaana ku jira 4-caruur ah iyo hooyadood,gaariga weyn ee shilka galay wuxuu ka tegey magaalada Gaalkacayo halka\u00a0 midka kalena uu ka yimid degmada Xarfo isagoo xiligii uu shilku dhacayey kusii jeeday magaalada Gaalkacayo E Xarunt Gobolkaasi Mudug.<\/p>\n<p>Shilkaani ayaanan aheen midkii Ugu horeeyey Ee Ka Dhaco Hreeraha Magaalada Gaalka Kacyo Iyadoona ay Dhowr Jeer Oo Kale Uu Shil Mid Kan LA Ceen AH ka dhacay Gaalkacyo<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Shilkaani gaari oo ay dad badani ku dhinteen ayaa maanta ka dhacay duleedka magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug iyadoona ay Dad farabadanKu Wax Yeeloobeen. Halka Uu shilkaasi ka dhacay oo qiyaastii dhowr km dhinaca waqooyiga magaalada Gaalkacayo kaga beegan ayaa lagu magacaaba (Laanta-Dusmada), \u00a0Wuxuuna shilkani yimid kadib markii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5142","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5142","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5142"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5142\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5147,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5142\/revisions\/5147"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5142"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5142"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5142"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}