{"id":5138,"date":"2012-01-31T14:35:04","date_gmt":"2012-01-31T14:35:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5138"},"modified":"2012-01-31T14:35:04","modified_gmt":"2012-01-31T14:35:04","slug":"qarax-is-miidaamin-ah-oo-koonfurta-gaalkacayo-lagula-eegtay-c-qeyb-diid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/01\/qarax-is-miidaamin-ah-oo-koonfurta-gaalkacayo-lagula-eegtay-c-qeyb-diid\/","title":{"rendered":"Qarax Is-Miidaamin Ah Oo koonfurta Gaalkacayo Lagula Eegtay C\/-Qeyb-Diid"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Wararka laga helayo koonfurta magaalada Gaalkacayo ayaa sheegaya in qof isa soo midaamiyey uu isku qarxiyey guriga Cabdi Xasan Cawaale (Qay-bdiid) oo ah siyaasi caan ah horayna u ahaan jirey taliyihii ciidamada Booliska ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaas ku daraya in ninkan is qarxiyey oo markii hore ay ilaalada gurigu xabad ku dhifteen uu horay usii orday isaga oo dhaawac ah kadibna uu is qarxiyey markii askari kale oo dhinaca uu usoo ordayey joogey uu xabad kale ku dhuftay.<\/p>\n<p>Khasaaraha qaraxaas ka dhashay ayaa waxaa kasoo baxaya warar badan oo is khilaafsan, waxaase weriye dhinaca maamulka Galmudug ku sugan oo Ay Wakaalada Warrka Soomaaliyeed Ee Warsom xiriir la samaysay uu xaqiijiyey in ay 2-askari \u00a0ku geeriyoodeen In Ka Badana Ay Ku Dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Siyaasi<strong> Cabdi Xasan Cawaale (Qayb-diid)<\/strong> ayaa isna la xaqiijiyey inuu isku daygaas la doonayey in lagu khaarijiyo ka badbaadey, mana jiro ilaa iyo hada wax war ah oo dhacdadan ku aadan oo kasoo baxay dhinaca maamulka Galmudug Iyo Waliba Dhinacyadii Doonayay In Ay Qaarjiyaan .<\/p>\n<p>Mana ahan Markii Ugu Horeysay Ay Masuuliyiinta Dowlada Soomaaliya Ka Tirsan Ama Ka Tirsanaan Jirtay Oo QaraxyoMid Kan La Ceen ah Lagula Eegto Qeybo Ka Mid Ah Gudaha Dalka Soomaaliya<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Wararka laga helayo koonfurta magaalada Gaalkacayo ayaa sheegaya in qof isa soo midaamiyey uu isku qarxiyey guriga Cabdi Xasan Cawaale (Qay-bdiid) oo ah siyaasi caan ah horayna u ahaan jirey taliyihii ciidamada Booliska ee Soomaaliya. Wararka ayaa intaas ku daraya in ninkan is qarxiyey oo markii hore ay ilaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5138","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5138","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5138"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5138\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5141,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5138\/revisions\/5141"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5138"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5138"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5138"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}