{"id":51368,"date":"2018-11-16T19:13:45","date_gmt":"2018-11-16T16:13:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51368"},"modified":"2018-11-16T19:17:01","modified_gmt":"2018-11-16T16:17:01","slug":"dalka-jaban-wasiirka-u-qaabilsan-amaanka-computers-ka-oo-sheegay-in-aanu-waligiis-isticmaalin-computer","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/11\/dalka-jaban-wasiirka-u-qaabilsan-amaanka-computers-ka-oo-sheegay-in-aanu-waligiis-isticmaalin-computer\/","title":{"rendered":"Dalka Jaban Wasiirka U Qaabilsan Amaanka Computers ka oo Sheegay in Aanu Waligiis Isticmaalin Computer."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/w-amniga-computarada.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-51371\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/w-amniga-computarada.jpg\" alt=\"\" width=\"891\" height=\"501\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/w-amniga-computarada.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/w-amniga-computarada-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 891px) 100vw, 891px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Yoshitaka Sakurada oo ah Wasiirka Amniga kombiyuutarrada\u00a0dalka Japan ayaa ka yaabsaday dalkiisa iyo guud ahaanba caalamka kaddib markii uu qirtay in uusan waliggii-ba isticmaalin Kombiyuutar .<\/p>\n<p>&#8220;Tan iyo markaan 25 jirka ahaa een madaxa bannaanaa waxaan awaamiir siin jiray shaqaalahayga iyo xoghayeyaashayda. Intaan noolaana waligay kombiyuutar ma isticmaalin,&#8221; ayuu yiri sida ay qortay wakaaladda wararka ee Kyodo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ninkan oo 68 jir ah ayaa xilkan loo magacaabay bishii hore, mas&#8217;uuliyaddiisa waxaa ka mid ah in uu dusha kala socdo u diyaar garawga sugidda amniga kombiyuutarrada dalkiisa maadaama oo Tokyo lagu qabanayo ciyaaraha Olombikada sannadka 2020.<\/p>\n<p align=\"justify\">Masato Imai oo ka mid siyaasiyiinta xisbiga mucaaradka ah ee Democratic Party oo su&#8217;aal uu waydiiyay ay ka dhalatay jawaabtan ayaa sheegay in uu yaabay.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;Waxay ila noqotay wax aan la rumaysan karin in ruux masuul ka ah ammaanka kombiyuutarrada uusan waligii isticmaalin kombiyuutar,&#8221; ayuu yiri.<\/p>\n<p align=\"justify\">Balse Sakurada ayaa sheegay in masuuliyiinta kale ee la shaqaynaysa ay leeyihiin khibrad ku filan, uuna ku kalsoon yahay in uusan wax dhib ah dhacaynin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sikastaba ha ahaatee su&#8217;aal dabo socotay su&#8217;aashii hore oo ahayd in USB uu sababay mashaqadii ka dhalatay shirkadda korontada ee nukliyeerka ku shaqaysa ayaa walaac sii dhalisay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Arrintan ayaa dood kulul ka dhalisay baraha ay bulshadu ku xiriirto dadka ayaana aragtiyo kala duwan ka dhiibtay iyadoo qaarna ay la yaabeen qaarna ay maad ka dhigteen, dadka qaar ayaana sheegay in ugu yaraan aan wasiirka macluumaad laga xadi doonin maadaama oo uusan kombiyuutar isticmaalin.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51369\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-2.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-2.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-2-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51312\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51313\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51314\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51315\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-51316\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Yoshitaka Sakurada oo ah Wasiirka Amniga kombiyuutarrada\u00a0dalka Japan ayaa ka yaabsaday dalkiisa iyo guud ahaanba caalamka kaddib markii uu qirtay in uusan waliggii-ba isticmaalin Kombiyuutar . &#8220;Tan iyo markaan 25 jirka ahaa een madaxa bannaanaa waxaan awaamiir siin jiray shaqaalahayga iyo xoghayeyaashayda. Intaan noolaana waligay kombiyuutar ma isticmaalin,&#8221; ayuu yiri sida ay qortay wakaaladda wararka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51371,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51368","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51368","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51368"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51368\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51373,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51368\/revisions\/51373"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51371"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51368"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51368"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51368"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}