{"id":5130,"date":"2012-01-31T14:26:33","date_gmt":"2012-01-31T14:26:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5130"},"modified":"2012-01-31T14:26:33","modified_gmt":"2012-01-31T14:26:33","slug":"xarakada-al-shabab-iyo-dowlada-tfg_da-oo-guulo-ka-kala-sheegtay-dagaalki-jaziira","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/01\/xarakada-al-shabab-iyo-dowlada-tfg_da-oo-guulo-ka-kala-sheegtay-dagaalki-jaziira\/","title":{"rendered":"Xarakada Al Shabab Iyo Dowlada TFG_da Oo Guulo Ka Kala Sheegtay Dagaalki Jaziira"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Xaalada deegaanka Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa haatan dagan kadib dagaalo culus oo saakay ilaa 1:00 duhurnimo ku dhexmarayay Al Shabaab iyo ciidamada dowlada TFG-da Soomnaaliya.<\/p>\n<p>15 ruux ayaa la sheegayaa in ay ku dhinteen dagaalada kuwaasi oo isugu jiray dhinacyadi dagaalamay, halka ay ku barakaceen dad u badnaa barakacayaal oo ku noolaa Jaziira, Ceel-Dheere iyo deegaano kale islmarkaaana ay saameenta dagaalkaasigaartay.<\/p>\n<p>Xarakada Al-Shabaab ayaa dagaalki saakay ku qabsatay fariisimihi dowlada ee Jaziira hase yeeshee ciidamada dowlada oo kaashanaya AMISOM ayaa dib u qabsaday, waxaana hada ay kala joogaan labada dhinac deegaanka Baqal oo ay ku suganyihiin ciidamada dowlada TFG-da Soomaaliya kaasi oo ka shisheeya Jaziira iyo dagaalyahanada Xarakada Al Shabaab oo u baxay dhinaca deegaanka Dhanaane ee gobolka Shabeelaha hoose oo ay iminkadaanba ay ku suganyihiin.<\/p>\n<p><strong>Sheekh C\/casiis Abu Muscab<\/strong> Afhayeenka Xarakada Al Shabaab, ayaa sheegay in ay guula kasoo gaareen dagaalki saakay, haatanna ciidankiisu ay si iskood ah uga soo baxeen Jaziira marki ay gaaareen hadafkii ay U dagaal tageen.<strong><\/strong><\/p>\n<p><strong>Dhagabadan <\/strong>Abaanduulaha ciidanka qalabka sida ee dowlada TFG-da Soomaaliya ayaa Isna sheegay in ay hada ku daba jiraan kooxihi soo weeraray oo uu sheegay in ay wali ku ceyrsanayaan deegaanka Dhanaane e gobolka shabelaha Hoose.<\/p>\n<p>Xarakada Al shabaab ayaa Wali ku Muujinaya Dagaalada Ay Ku Soo Qaadayaan qatarta ay galin karaan Goobaha ay Maamulaaan Dowlada TFG-da \u00a0Ee \u00a0magaalada Mudisho oo ay hada gacanta ku heyso Dowlada Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Xaalada deegaanka Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa haatan dagan kadib dagaalo culus oo saakay ilaa 1:00 duhurnimo ku dhexmarayay Al Shabaab iyo ciidamada dowlada TFG-da Soomnaaliya. 15 ruux ayaa la sheegayaa in ay ku dhinteen dagaalada kuwaasi oo isugu jiray dhinacyadi dagaalamay, halka ay ku barakaceen dad u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5130","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5130","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5130"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5130\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5137,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5130\/revisions\/5137"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5130"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5130"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5130"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}