{"id":51249,"date":"2018-11-13T19:59:21","date_gmt":"2018-11-13T16:59:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51249"},"modified":"2018-11-13T20:01:51","modified_gmt":"2018-11-13T17:01:51","slug":"xeerka-duulista-hayadaha-rayidka-ah-oo-barlamaanka-la-hor-geeyey-iyo-sida-shikadaha-duulistu-u-arkaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/11\/xeerka-duulista-hayadaha-rayidka-ah-oo-barlamaanka-la-hor-geeyey-iyo-sida-shikadaha-duulistu-u-arkaan\/","title":{"rendered":"Xeerka Duulista Hay&#8217;adaha Rayidka ah oo Barlamaanka La Hor Geeyey iyo Sida Shikadaha Duulistu U Arkaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/xeerka1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-51250\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/xeerka1.jpg\" alt=\"\" width=\"895\" height=\"504\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/xeerka1.jpg 648w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/xeerka1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 895px) 100vw, 895px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Hay\u2019adda duulista hawadda Soomaaliyeed ayaa horgeysay Baarlamaanka Soomaaliya sharciga hay\u2019adda duulista rayidka Soomaaliyeed, iyadoo sharcigan muhiimada uu leeyahay uu ka hor aqriyay xildhibaannada\u00a0Agaasimaha guud ee\u00a0hay&#8217;adda waxaad\u00a0Duulista hawada Soomaaliyeed\u00a0 Axmed Macalin Xassan.<\/p>\n<p>Agaasimaha ayaa sheegay in sharcigan uu wasaarradda uga dhiggan yahay si la mid ah Dastuurka dowladda Soomaaliya, madaama ayuu yiri ay adag tahay in la\u2019aantii ay Wasaarradu shaqeyso.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu intaa ku daray in sharcigan ama xeerkan uu muhiim u yahay dalka wax badan oo hormar ahna laga gaari doono haddii golaha shacabka ay ansixiyaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Sharcigan wuxuu muhiim u yahay ama lagu dhaqaa Garoomadda dalka, Amnigooda iyo adeega ay bixiyaan, Waxaa lagu dhaqaa sharcigan diyaaradaha, rakaabka iyo waliba xuquuqda ay leeyihiin, Waxaa kaloo uu muhiim u yahay oo lagu dhaqaa maritaanka hawadda iyo xudduudaha Soomaaliya, Waxaa kaloo sharcigan lagu dhaqaa dugsiyada lagu tababaro xirfad layaasha hay\u2019adda duulista hawadda, Waxaa kaloo uu muhiim u yahay xarumaha lagu tayactiro agab-ka kala duwan ee hay\u2019adda duulista hawadda\u2019\u2019 ayuu yiri mudane Axmed Macalin<\/p>\n<p align=\"justify\">Axmed Macalin Xassan ayaa sheegay in sharcigan uu soo bilaawday 1944kii markii uu aduunku kulmay, lana ogaaday muhiimada uu sharcigan leeyahay, isaga oo yiri\u2019\u2019 Sharcigan waxaa uu ka soo bilaawday markii la aasaasay hay\u2019adda Qaramada Midoobey ee qaabilsan duulista rayidka ah ee lagu magacaabo ICAO, oo leysku afgartay in dal walba uu sameysto sharci ama dastuur uu ku dhaqo waax-yihiisa duulista, sidaa daraadeed annaga ka Soomaaliya ahaan muhiimad gaar ah ayuu inoo leeyahay sharciga\u2019\u2019 ayuu yiri agaasimaha waxaada duulista .<\/p>\n<p align=\"justify\">Agaasimaha\u00a0ayaa sheegay haddii aan la meelmarin sharcigan in ay adkaan doonto in muwaadiniinta Soomaaliyeed Wasaarraddu ku difaacdo gudaha suuqa socdaalka ee caalamiga ah, sidaa daraadeed xildhibaannadda baarlamaanka looga baahan yahay meelmarinta xeerkan.\u2019\u2019\u201cHindise sharciyeedkan waxa uu aas aas u yahay hay\u2019adda duulista rayidka Soomaaliyeed waa muhiim in si wadajir ah loogu shaqeeyo si caalamka aan ula tartan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalmihii ugu danbeeyayba waxaa jiray shirkaddo heer caalami ah oo ka bilaabay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Duulimaadyo joogta ah, halka kuwa kalana ay daneynayaan in ay si toos ah duulimaadyadooda u keenaan magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50856\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50864\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50855\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda duulista hawadda Soomaaliyeed ayaa horgeysay Baarlamaanka Soomaaliya sharciga hay\u2019adda duulista rayidka Soomaaliyeed, iyadoo sharcigan muhiimada uu leeyahay uu ka hor aqriyay xildhibaannada\u00a0Agaasimaha guud ee\u00a0hay&#8217;adda waxaad\u00a0Duulista hawada Soomaaliyeed\u00a0 Axmed Macalin Xassan. Agaasimaha ayaa sheegay in sharcigan uu wasaarradda uga dhiggan yahay si la mid ah Dastuurka dowladda Soomaaliya, madaama ayuu yiri ay adag tahay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51250,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51249","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51249","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51249"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51249\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51252,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51249\/revisions\/51252"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51250"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51249"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51249"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51249"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}