{"id":51244,"date":"2018-11-13T19:39:27","date_gmt":"2018-11-13T16:39:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51244"},"modified":"2018-11-13T19:41:53","modified_gmt":"2018-11-13T16:41:53","slug":"taliyeyaasha-degmooyinka-gobolka-banaadir-oo-wasaaradda-amniga-soomaaliya-sheegtay-in-lala-xisaabtami-doono","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/11\/taliyeyaasha-degmooyinka-gobolka-banaadir-oo-wasaaradda-amniga-soomaaliya-sheegtay-in-lala-xisaabtami-doono\/","title":{"rendered":"Taliyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Wasaaradda Amniga Soomaaliya Sheegtay In Lala Xisaabtami Doono."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/qarax-saxafi1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-51245\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/qarax-saxafi1.jpg\" alt=\"\" width=\"920\" height=\"641\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/qarax-saxafi1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/qarax-saxafi1-300x209.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 920px) 100vw, 920px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Iyadoo Jimcihii aynu soo dhaafnay magaalada Muqdisho ay ka dhaceen Qaraxyo sababay dhimashada dad ka badan 50 ruux ayaa waxaa soo baxaya amarro la farayo taliyeyaasha iyo saraakiisha ciidamada degmooyinka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shir la qaatay saddexda taliye ciidan, Militariga, Booliiska iyo Asluubta ayaa sheegay in aan la aqbali karin qaraxyada noocan oo kale ah in ay ka dhacan magaalada Muqdisho, iyadoo guud ahaanba caasimada ay ka howlgalayaan ciidamo sugaya nabad-galyada, islamarkaana taagan Isgoysyada ugu muhiimsan magaalada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Amniga gudaha Maxamed Abuukar Islow Ducaale \u00a0ayaa sheegay in ay muhiim tahay in Taliyeyaasha Saldhigyadda ay shaqooyinka loo diray u qabtaan si hufan si looga hortaggo falalka Amni daradda ee ka dhaca Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiir Islow ayaa taliyeyaasha u sheegay in lagula xisaabtami doono Ammaanka degmooyinka ay ka taliyaan waxaana uu sidoo kale ka codsaday ay ka shaqeyaan in wada shaqeyn ay dhexmarto Ciidamada Ammaanka iyo Shacabka degmooyinka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale Ciidamada Ammaanka ayaa howlgallo ay ka sameeyeen degmada Waabari, waxa ay kusoo qabtaan xubno lagu tuhmaayo in ay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaraxyadii Jimcihii lagu weeraray hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa daba socday rag hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab, kuwaa oo ku labisnaa dareyska ciidamada dowladda, waliba kuwoodii ugu danbeeyay ee dhawaantay la bixiyay.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50856\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50864\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50855\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo Jimcihii aynu soo dhaafnay magaalada Muqdisho ay ka dhaceen Qaraxyo sababay dhimashada dad ka badan 50 ruux ayaa waxaa soo baxaya amarro la farayo taliyeyaasha iyo saraakiisha ciidamada degmooyinka gobolka Banaadir. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shir la qaatay saddexda taliye ciidan, Militariga, Booliiska iyo Asluubta ayaa sheegay in aan la aqbali karin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51245,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51244","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51244","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51244"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51244\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51247,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51244\/revisions\/51247"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51245"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51244"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51244"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51244"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}