{"id":51218,"date":"2018-11-12T20:40:12","date_gmt":"2018-11-12T17:40:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51218"},"modified":"2018-11-12T20:40:35","modified_gmt":"2018-11-12T17:40:35","slug":"dilalka-ka-dhaca-galmudug-oo-m-weyne-xaaf-ku-eedeeyey-dawladda-federalka-soomaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/11\/dilalka-ka-dhaca-galmudug-oo-m-weyne-xaaf-ku-eedeeyey-dawladda-federalka-soomaliya\/","title":{"rendered":"Dilalka Ka Dhaca Galmudug oo M\/weyne Xaaf Ku Eedeeyey Dawladda Federalka Soomaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/xaf.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-51220\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/xaf.jpg\" alt=\"\" width=\"954\" height=\"536\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/xaf.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/xaf-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 954px) 100vw, 954px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmdug ayaa ku eedeeyay dowladda dhexe ee federaalka in ay ka danbeyso sida uu hadalka u dhiggay dilallka iyo dagaallada ka dhaca deegaannada Galmudug.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in muddadii ay jirtay Galmudug aysan jirin wax u soo kordhay isaga oo arintaa ku sababay dhibaatooyin ka dhashay saameynta dowladda ay ku leedahay deegaannada maamulka uu ka arimiyo oo ka dhasheen falal aan wanaagsaneyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Hadda waxa ka dhacaya Balanbale, Cadaado, Hobyo iyo Afbarwaaqo waan la socnaa, waa ukumihii ay iyagu meesha dhigeen oo midba mar dilaacaya\u2019\u2019 ayuu yiri madaxweynaha dowlad gobolleedka Glamudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu ka digay sii socoshada khilaafka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo dowlad gobolleedyada oo haddii aan wax laga qaban ayuu yiri keeni kara burbur guud ahaanba ku dhaca dalka iyo dowladnimada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xaaf ayaan ugu danbeyntii sheegay in khilaafkan uu sababay hormar la\u2019aan, madaama ayuu yiri sanadihii ugu danbeeyayba Soomaaliya iyo degaannada kale ee dalka inta aan laga sameyn hormar la taaban karo sababo la xariira Khilaafka ka dhex jira dowladda dhexe iyo maamul goboleedyadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Galmudug ayaa marka laga soot ago khilaafka kala dhaxeeya dowladda waxaa ay gudaheeda la daalaa=dhaceysaa kala qeybsanaa siyaasadeed, madaama kol hore Cadaado looga dhawaaqay madaxweyne kale iyo gole Wasiirro cusub.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50856\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50864\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50855\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmdug ayaa ku eedeeyay dowladda dhexe ee federaalka in ay ka danbeyso sida uu hadalka u dhiggay dilallka iyo dagaallada ka dhaca deegaannada Galmudug. Wuxuu sheegay in muddadii ay jirtay Galmudug aysan jirin wax u soo kordhay isaga oo arintaa ku sababay dhibaatooyin ka dhashay saameynta dowladda ay ku leedahay deegaannada maamulka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51220,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51218","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51218","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51218"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51218\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51222,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51218\/revisions\/51222"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51220"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51218"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51218"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51218"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}