{"id":51189,"date":"2018-11-11T20:59:40","date_gmt":"2018-11-11T17:59:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51189"},"modified":"2018-11-12T01:18:24","modified_gmt":"2018-11-11T22:18:24","slug":"mustaqbalka-dalalka-soomaaliyaethiopiaiyo-eritrea-oo-r-wazaare-abiy-ahmed-saadaaliyey-in-yeelan-doonaan-hal-madaxweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/11\/mustaqbalka-dalalka-soomaaliyaethiopiaiyo-eritrea-oo-r-wazaare-abiy-ahmed-saadaaliyey-in-yeelan-doonaan-hal-madaxweyne\/","title":{"rendered":"Mustaqbalka Dalalka Soomaaliya,Ethiopia,iyo Eritrea oo R\/wazaare Abiy Ahmed Saadaaliyey In Yeelan Doonaan Hal Madaxweyne."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/abiye-ahmed.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-51190\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/abiye-ahmed.jpg\" alt=\"\" width=\"881\" height=\"495\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/abiye-ahmed.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/abiye-ahmed-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 881px) 100vw, 881px\" \/><\/a><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Ra&#8217;iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa sheegay gobolka Geeska\u00a0 Afrika inuu sii yeelan doonin saddex madaxwayne, isagoo ka hadlayay khudbad uu ka jeedinayay Tibebe Ghion Specialized Hospital ee magaalada Bahardar ee gobolka Amxaarada, iyadoo ay dhinac taaganyihiin madaxwaynayaasha Soomaaliya iyo Eriteriya, sida laga soo xigtay\u00a0 Eritrean Press (EP).<\/div>\n<div align=\"justify\">Ra&#8217;iisul wasaaraha Itoobiya, kuma soo darin hadalkiisa goorta loo cayimay inay midoobaan dalalkan, balse waxaa uu kusoo koobay mustaqbalka.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Madaxwaynaha Eriteriya Isais Afwerki, madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Dr Abey ayaa booqday magaalada Gondar oo uu ku aasanyahay madaxwaynaha Eriteriya awoowgiisa, saddexda hoggaamiye ayaa kulan saddex geesood ah oo ay yeesheen waxaa ay uga hadleen dhaqaalaha, isdhexgalka siyaasadda Geeska Afrika iyo heshiiskii Asmara ay horay ugu soo saxiixdeen.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa wargayska uu kasoo xigtay khudbad uu ka jeediyay magaalada Gondar in taariikhda Geeska Afrika ay isbadashay.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">&#8220;Hadda waxa aynu u gudbaynaa wada shaqayn dhanka gobolka, horumarinta dhaqaalaha iyo inaan xaqiijino iyo la dagaallanka faqriga&#8221;.ayuu yiri Farmaajo.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Ra&#8217;iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa baahiyay isbadalka uu horseedka u yahay ee ka dhacay dalka Itoobiya, waxaana hoggaamiyayaasha saddexda ka dhaxeeya xiriir iyo iskaashiga dhinacyo badan leh,kaas oo isku soo dhaweeyay.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Kulan ay shalay galab \u00a0isugu yimaadeen sadaxda Hogaamiye ee Itoobiya, Eritereeya iyo Soomaaliya ayaa kulankaas waxaa qudbad afka amxaariga ku baxday Ra\u2019iisal Wasaaraha Itoobiya, kaas oo sheegay in sadxad wadan ay mudo aan fogeeynin isku darmi doonaan isla markaana ay yeelan doonaan Hal Madaxweyne.<\/p>\n<p>Hadalka Ra\u2019iisal Wasaaraha ayaa ah mid daba socda qudbooyin \u00a0uu in mudo ah ka sheegayay iidacadaha iyo Telefishinada dalkiisa kaas oo uu ku sheegayay in wadamada Geeska Africa, gaar ahaan \u00a0Itoobiya, Eritereeya iyo Soomaaliya isku biiri doonaan oo ay noqon doonaan dul qura.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Hadalka ka soo yeeray RW Abiy Axmad ayaa waxaan shaki ku jirin in uu dib u kicin doono dareenka dadka Soomaaliyeed oo wali aaminsan in Iatoobiya xoog ku qabsatay kuna haysato dal iyo dad Soomaaliyeed.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50856\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50872\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-2.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-2.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-2-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-2-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50855\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa sheegay gobolka Geeska\u00a0 Afrika inuu sii yeelan doonin saddex madaxwayne, isagoo ka hadlayay khudbad uu ka jeedinayay Tibebe Ghion Specialized Hospital ee magaalada Bahardar ee gobolka Amxaarada, iyadoo ay dhinac taaganyihiin madaxwaynayaasha Soomaaliya iyo Eriteriya, sida laga soo xigtay\u00a0 Eritrean Press (EP). Ra&#8217;iisul wasaaraha Itoobiya, kuma soo darin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51190,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51189","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51189","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51189"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51189\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51209,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51189\/revisions\/51209"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51190"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51189"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51189"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51189"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}