{"id":51178,"date":"2018-11-10T22:18:29","date_gmt":"2018-11-10T19:18:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51178"},"modified":"2018-11-10T22:20:14","modified_gmt":"2018-11-10T19:20:14","slug":"golaha-xukuumadda-somaliland-oo-isku-shaandheyn-uu-ku-sameeyey-m-weyne-muuse-biixi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/11\/golaha-xukuumadda-somaliland-oo-isku-shaandheyn-uu-ku-sameeyey-m-weyne-muuse-biixi\/","title":{"rendered":"Golaha Xukuumadda Somaliland oo isku Shaandheyn uu Ku Sameeyey M\/weyne Muuse Biixi."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/m-biixi1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-51179\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/m-biixi1.jpg\" alt=\"\" width=\"908\" height=\"605\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/m-biixi1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/m-biixi1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 908px) 100vw, 908px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta isku shaandheyn kooban ku sameeyey golihiisa wasiiradda, waxaanu xilkii ka qaaday wasiirkii Maaliyada Yuusuf Maxamed, halka wasiirkii arrimaha\u00a0 dibada Sacad Cali Shire u magacaabay wasaarada maaliyadda.<\/p>\n<p>Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta isku shaandheyn kooban ku sameeyey golihiisa wasiiradda, waxaanu xilkii ka qaaday wasiirkii Maaliyada Yuusuf Maxamed, halka wasiirkii arrimaha dibada Sacad Cali Shire u magacaabay wasaarada maaliyadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, wasiirkii waxbarashada Yaasiin Farotoon waxa uu ka dhigay wasiirka Arrimaha Dibadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Masuuliyiintan uu magacaabay iyo kuwo uu isku bedelay waxay kala yihiin:<\/p>\n<p align=\"justify\">1.wasiirka arrimaha Dibadda waxa loo magacaabay Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir farotoon.<\/p>\n<p align=\"justify\">2. wasiirka Maaliyada waxa loo magacaabay Dr:Sacad Cali Shire.<\/p>\n<p align=\"justify\">3. wasiirka waxbarashada waxa laga dhigay Cismaan Jaamac Aadan Iimaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">4. wasiir ku xigeenka maaliyadda waxa laga dhigay Cabdiqaadir Maxamuud Sh. Muxummed Warsame (Dhaga-weyne) oo hore u ahaa wasiir ku xigeenka waxbarashadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">5. Maxamed Daahir Axmed Furreh &#8211; Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda waxa loo bedelay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska<\/p>\n<p align=\"justify\">6. Deeqa Cabdi Yuusuf Dhidar Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maal-gashiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">7. Faadumo Cabdillaahi Cumar Diiriye Guddoomiye Ku-xigeenka Hay&#8217;adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka.<\/p>\n<p align=\"justify\">8. Axmed Abokor Maxamed Yuusuf &#8211; Agaasimihii Guud ee Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska.<\/p>\n<p align=\"justify\">9. Yuusuf Maxamed Cabdi Raage &#8211; Wasiirkii hore ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda waxa laga dhigay xubin ka tirsan Guddida Tacliinta Sare ee Qaranka.<\/p>\n<p align=\"justify\">10. Prof. Maxamed Faarax Xareed Qodax &#8211; Agaasimihii Guud ee hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska waxa isna loo magacaabay xubin ka tirsan Guddida Tacliinta Sare ee Qaranka<\/p>\n<p align=\"justify\">Si kastaba ha ahaatee, waxay dadku aad u hadal hayaan wasiirka Maaliyada Sacad Cali Shire iyo wasiirka Arrimaha Dibada Yaasiin Farotoon oo lagu dhaliili jirey wasaaradaha ay joogeen.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50856\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50864\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50855\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta isku shaandheyn kooban ku sameeyey golihiisa wasiiradda, waxaanu xilkii ka qaaday wasiirkii Maaliyada Yuusuf Maxamed, halka wasiirkii arrimaha\u00a0 dibada Sacad Cali Shire u magacaabay wasaarada maaliyadda. Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta isku shaandheyn kooban ku sameeyey golihiisa wasiiradda, waxaanu xilkii ka qaaday wasiirkii Maaliyada Yuusuf Maxamed, halka wasiirkii arrimaha dibada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51179,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51178","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51178","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51178"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51178\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51182,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51178\/revisions\/51182"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51179"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51178"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51178"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51178"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}