{"id":51162,"date":"2018-11-10T18:41:11","date_gmt":"2018-11-10T15:41:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51162"},"modified":"2018-11-10T18:51:57","modified_gmt":"2018-11-10T15:51:57","slug":"khasaaraha-qaraxyadii-shaley-muqdisho-ka-dhacey-oo-kor-u-kacey-xagga-dhimashada-iyo-dhaawaca-dadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/11\/khasaaraha-qaraxyadii-shaley-muqdisho-ka-dhacey-oo-kor-u-kacey-xagga-dhimashada-iyo-dhaawaca-dadka\/","title":{"rendered":"Khasaaraha Qaraxyadii Shaley Muqdisho ka Dhacey oo Kor u Kacey Xagga Dhimashada iyo Dhaawaca Dadka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/qarax-shaley-saxafi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-51163\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/qarax-shaley-saxafi.jpg\" alt=\"\" width=\"871\" height=\"714\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/qarax-shaley-saxafi.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/qarax-shaley-saxafi-300x246.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/qarax-shaley-saxafi-220x180.jpg 220w\" sizes=\"auto, (max-width: 871px) 100vw, 871px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa caadi ku soo laabtay oo saakay dadka iyo gaadiidkuba isticmaaliyaan waddada hormarta hotelka Saxafi oo maalintii shalay ay ka dhaceen qaraxyo is xig xigay oo galaaftay nolasha dadka ka badan 50 ruux Halka Dhaawacuna kor u sii Dhaafayo 100 Qof.<\/p>\n<p>Ciidamada amaanka iyo hay\u2019addaha caafimaadka ayaa tan iyo shalay ku mashquulsanaa in ay halkaa ka nadiifiyaan burburkii uu reebay qaraxa iyo dadkii wax \u2013yeelladu soo gaartay oo la dhiggay goobaha caafimaadka magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isbitaalka weyn ee Madiina.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay Qaraxyadan ayaa dhinaca kale ugu baaqay shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho in ay si dhaw ula shaqeeyaan hay\u2019addaha ku mashquulsan wax ka qabashada amniga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Weerarradan oo ahaa kuwo ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaadiid walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa waxaa mas\u2019uuliyadooda sheegtay xarrakada Al-shabaab ee dagaalka kula jirta dowladda Soomaaliya iyo ciidamada shisheeye ee taageerada militari siinaya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka qaraxyadii shaley ku dhintay ayaa u badnaa dad rayid ah oo saarnaa gaadiidka dadweynaha iyo kuwa kale oo waqtigaa goobta ku sugnaa.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50856\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50864\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50855\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa caadi ku soo laabtay oo saakay dadka iyo gaadiidkuba isticmaaliyaan waddada hormarta hotelka Saxafi oo maalintii shalay ay ka dhaceen qaraxyo is xig xigay oo galaaftay nolasha dadka ka badan 50 ruux Halka Dhaawacuna kor u sii Dhaafayo 100 Qof. Ciidamada amaanka iyo hay\u2019addaha caafimaadka ayaa tan iyo shalay ku mashquulsanaa in ay halkaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51163,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51162","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51162","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51162"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51162\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51165,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51162\/revisions\/51165"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51163"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51162"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51162"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51162"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}