{"id":51138,"date":"2018-11-09T19:22:39","date_gmt":"2018-11-09T16:22:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51138"},"modified":"2018-11-09T19:26:42","modified_gmt":"2018-11-09T16:26:42","slug":"xadka-u-dhaxeeya-deegaanka-oromada-iyo-soomaalida-oo-laga-helay-xabaal-wadareed-dad-badan-ku-jiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/11\/xadka-u-dhaxeeya-deegaanka-oromada-iyo-soomaalida-oo-laga-helay-xabaal-wadareed-dad-badan-ku-jiraan\/","title":{"rendered":"Xadka U Dhaxeeya Deegaanka Oromada iyo Soomaalida oo Laga Helay Xabaal Wadareed Dad Badan Ku jiraan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/xabaal-wadareed.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-51139\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/xabaal-wadareed.jpg\" alt=\"\" width=\"910\" height=\"513\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/xabaal-wadareed.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/xabaal-wadareed-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 910px) 100vw, 910px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha Booliiska dalka Itoobiya ayaa sheegay in ay ka heleen xabaalo wadareed ay ku aasan yihiin illaa labo boqol oo ruux meel ku dhow xadka Soomaalida Ethiopia iyo Oromia.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa hadda soconaya baaritaan la xiriira xabaale wadareedka la helay iyadoo Boqolaal kun oo ruux ay ku barakaceen sanadkii hore rabshado ka dhacay deeganadaas.<\/p>\n<p>Warbaahin maxali ah ayaa sheegtay in xabaalahan la helay kadib markii baaritaano laga sameeyay gabood falo uu sameeyay Madaxweynihii hore ee gobolka Soomaalida Ethiopia.<\/p>\n<p align=\"justify\">Arriamahan ayaa imanaya iyadoo madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar Madaxweynihi wali ku socto danbiyo uu ka geystay dhulka ismaamulka Soomaalida intii uu madaxweynaha ka ahaa halkaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada Liyu Boolis ayaa lagu eedeynayaa in ay dad badan ku dileen deegaanada u dhexeeya gobolka Soomaalida iyo Oromada waxaana ay si toos ah ugaga amar qaadanayeen Madaxweynihii hore.<\/p>\n<p align=\"justify\">Cabdi Maxamuud Cumar ayaa lagu qasbay in uu is casilo bishii August ee sanadkan waxaana la xirey toddobaadyo kadib markii banaanbaxyo rabshado wata ay ka dhaceen magaalada Jigjiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Bishii la soo dhaafay ayaa wakaalada wararka ee Fana waxaa ay shaacisay in uu isku dayay Cabdi Maxamuud Cumar in uu ka baxsado xabsiga.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50856\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50864\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50855\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha Booliiska dalka Itoobiya ayaa sheegay in ay ka heleen xabaalo wadareed ay ku aasan yihiin illaa labo boqol oo ruux meel ku dhow xadka Soomaalida Ethiopia iyo Oromia. Waxaa hadda soconaya baaritaan la xiriira xabaale wadareedka la helay iyadoo Boqolaal kun oo ruux ay ku barakaceen sanadkii hore rabshado ka dhacay deeganadaas. Warbaahin maxali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51139,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51138","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51138","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51138"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51138\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51141,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51138\/revisions\/51141"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51139"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51138"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51138"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51138"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}