{"id":5110,"date":"2012-01-28T11:25:06","date_gmt":"2012-01-28T11:25:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5110"},"modified":"2012-01-28T11:25:07","modified_gmt":"2012-01-28T11:25:07","slug":"agaasima-hayadda-nabad-sugida-qaranka-soomaaliya-oo-dib-ugu-so-laabtay-gudaha-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/01\/agaasima-hayadda-nabad-sugida-qaranka-soomaaliya-oo-dib-ugu-so-laabtay-gudaha-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Agaasima Hay&#8217;adda Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya Oo Dib Ugu So Laabtay Gudaha Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/01\/fiqi-Nabad-sugid12.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5115\" title=\"fiqi-Nabad-sugid1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/01\/fiqi-Nabad-sugid12.jpg\" alt=\"\" width=\"525\" height=\"434\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Axmed macalin fiqi<\/strong> oo ah agaasimaha hay&#8217;ada nabad sugida qaranka oo safar dhanka dibada ah kaga maqnaa dalka ayaa maalinkii shalay aheed dib ugu soo laabtay gudaha magaalada muqdisho isagoona ka soo dagay garoonka aadan cade ee magaalada muqdisho halkaasi oo ay ku soo dhaweyeen saraakiil ka tirsan hay&#8217;adda nabad sugida qaranka soomaaliya.<br \/>\n<strong><br \/>\nMr. fiqi <\/strong>ayaa shabakada wararka soomaaliyeed ee warsom kaga warbixiyey safarkisa isagoona sheegay in uu mudadii uu dalka ka maqnaa uu soo maray qaar ka tirsan wadamada xiriirka weyn la leh dowlada soomaaliya islamarkaana wadamadii uu madaxdooda la kulmay ay isla soo meel dhigeen sidih ay hay&#8217;ada nabad sugida gacan weyn kaga siin lahaayen howlaha ay ka wado gudaha dalka soomaaliya ee lagu sugayo amniga.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii ayaa mr.fiqi waxa uu rajo wanaagsan ka muujiyey go&#8217;aankii ay isla soo meel dhigeen madaxdii uu kulamada la soo qaatay isagoona intaa raaciyey in hadii balan qaadyadaasi ay naqdaan kuwa sidii loogu tala galay u hergalo ay howlaha\u00a0\u00a0hay&#8217;ada nabad sugida qaranka soomaaliya noqon doonaan kuwa sii laba jibaarma.<\/p>\n<p>Si kastey ahaataba imaatin agaasimaha hay&#8217;ada nabad sugida qaranka soomaliya <strong>axmed macalin fiqi<\/strong> ayaa waxa uu ku soo aadayaa xilli ay ciimada nabad sugida magaalada muqdisho ka wadaan howlgalo lagu sugayo amniga magalada muqdisho iyagoona dhowr jeer ku guuleestay in ay fashiliyaan howlgalo\u00a0\u00a0lagu damacsanaa in qal qal lagu galiyo amanka qeebo ka tirsan magaalada muqdisho.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) \u00a0 Axmed macalin fiqi oo ah agaasimaha hay&#8217;ada nabad sugida qaranka oo safar dhanka dibada ah kaga maqnaa dalka ayaa maalinkii shalay aheed dib ugu soo laabtay gudaha magaalada muqdisho isagoona ka soo dagay garoonka aadan cade ee magaalada muqdisho halkaasi oo ay ku soo dhaweyeen saraakiil ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5110","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5110","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5110"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5110\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5119,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5110\/revisions\/5119"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5110"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5110"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5110"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}