{"id":51099,"date":"2018-11-07T19:39:22","date_gmt":"2018-11-07T16:39:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51099"},"modified":"2018-11-07T19:40:06","modified_gmt":"2018-11-07T16:40:06","slug":"xildhibaano-ka-tirsan-maamulka-koofur-galbeed-oo-bilaabey-in-ay-dib-ugu-laabtaan-magaalada-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/11\/xildhibaano-ka-tirsan-maamulka-koofur-galbeed-oo-bilaabey-in-ay-dib-ugu-laabtaan-magaalada-baydhabo\/","title":{"rendered":"Xildhibaano Ka Tirsan Maamulka Koofur Galbeed oo Bilaabey in ay Dib ugu Laabtaan Magaalada Baydhabo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/xildh-kgalbeed.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-51100\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/xildh-kgalbeed.jpg\" alt=\"\" width=\"979\" height=\"734\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/xildh-kgalbeed.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/xildh-kgalbeed-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 979px) 100vw, 979px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Saacadihii ugu danbeeyay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho waxaa ka dhoofay tiro xildhibaanno ah oo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed kuwaa oo ku sii jeeda magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay.<\/p>\n<p>Dib u laabashada xildhibaannada ayaa timid markii uu soo ifbaxay khilaafka ka dhashay habsami u socodka jawadalka doorasho ee maamulka Koonfur Galbeed, kaddib markii kala Bar guddiggii doorashada ay xilalka iska casileen iyaga oo ku eedeeyay dowladda Soomaaliya in ay magaalada Muqdisho isugu geysay xildhibaannaddii maamulka\u00a0 ee qorshuhu ahaa in musharixiintu ka hor jeediyaan khudbadahooda wax-qabadka,<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilo xog-ogaal ah ayaa sheegaya in xildhibaannadan marka ay tagaan magaalada Baydhabo ku cadaadin doonaan guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Cabduqaadir Shariif Sheekhunaa in uu soo buuxiyo boosaska xubnaha guddigga doorashada ee is casilay si horay loogu sii wado jadwalka hannaanka doorashada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Musharixiin dhowr ah ayaa u taagan xilka madaxweynaha waxaana ka mid ah Shariif Xassan Sheekh Aadan oo hadda ah madaxweynaha Koonfur Galbeed, dhinaca kalana ah shaqsi siweyn uga dhax muuqday isbadalladii siyaasadeed ee dalka soo maray sanadihii ugu danbeeyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale musharixiinta waxaa ka mid ah Cabdicasiis Lafta-gareen oo sheegay dhawaan in uu iska casilay xilkii uu ka hayay xukuumadda Soomaaliya ee Wasiirka Wasaarrada Tamarta, waana shaqsiga la tuhusan yahay in ay dowladdu wadato kana qey-liyeen xubinihii dhawaan is casilay ee guddiga doorashada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Doorashadan ayaa dhinaca kale imaneysa xili uu khilaaf weyn u dhaxeeyo madaxda dowlad gobolleedyada dalka iyo dowladda dhexe federaalka, waana tan keentay in si gaar ah isha loogu wada hayo is badallada dhinac hoggaanka ee ka dhacaya dowlad gobolleedyada oo laga yaabo in ay soo baxaan shaqsiyaad aan aheyn madaxweyna-yaasha hadda xafiiska jooga.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50856\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50864\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50855\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saacadihii ugu danbeeyay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho waxaa ka dhoofay tiro xildhibaanno ah oo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed kuwaa oo ku sii jeeda magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay. Dib u laabashada xildhibaannada ayaa timid markii uu soo ifbaxay khilaafka ka dhashay habsami u socodka jawadalka doorasho ee maamulka Koonfur Galbeed, kaddib markii kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51100,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51099","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51099","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51099"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51099\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51102,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51099\/revisions\/51102"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51100"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51099"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51099"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51099"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}