{"id":51095,"date":"2018-11-07T19:25:51","date_gmt":"2018-11-07T16:25:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51095"},"modified":"2018-11-07T19:26:26","modified_gmt":"2018-11-07T16:26:26","slug":"muqdisho-oo-uu-maanta-imaanayo-wasiirka-difaaca-dalka-turkiga-iyo-xiriirka-labada-dal-halka-uu-marayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/11\/muqdisho-oo-uu-maanta-imaanayo-wasiirka-difaaca-dalka-turkiga-iyo-xiriirka-labada-dal-halka-uu-marayo\/","title":{"rendered":"Muqdisho oo uu Maanta Imaanayo Wasiirka Difaaca Dalka Turkiga iyo Xiriirka Labada Dal Halka uu Marayo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/wasir-difaac-turkia.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-51096\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/wasir-difaac-turkia.jpg\" alt=\"\" width=\"899\" height=\"506\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/wasir-difaac-turkia.jpg 510w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/wasir-difaac-turkia-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 899px) 100vw, 899px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho soo gaaraan wafdi uu horkacayo Wasiirka Difaaca dalka Turkiga, waxaana soconaya qaba-qaabada soo dhaweynta wafdiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdigan waxaa kamid ah taliyaha ciidamada xoogga dalka Turkiya ,Saraakiil sare iyo madaxa Hay\u2019adda TIKA.<\/p>\n<p>Wasiirka Difaaca dalka Turkiga iyo Saraakiil ka tirsan dowladda dalkaasi ayaa maanta kusoo wajahan magaalada Muqdisho, waxaana socda soo dhaweynta mas\u2019uuliyiinta dowladda Turkiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdigan waxaa kamid ah Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Turkiya ,Saraakiil sare iyo madaxa Hay\u2019adda TIKA.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa la kulmi doona madaxda ugu sareysa Soomaaliya, gaar ahaan dhiggiisa wasaarradda difaaca ee Soomaaliya, iyagoona ka wada hadli doonaa sidii loo hormarin lahaa xiriirka ka dhaxeeya Hay\u2019addaha amniga Dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xiriirk Labada Dal ayaa Waqtiyadan Danbe Waxa uu U ekaa Mid Habacsanaan ka Muuqato Kadib Markii Wasaaradda arrimaha Debedda Soomaaliya ay Sheegtay in ay La Safantahey oo ay Taageersantahey Dalka Sucuudida In kastoo Dalka Turkigu aanu Ka Hadlin Arintaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowlada Turkiga ayaa kaalin wanaagsan ka qaadaneysa dib u dhiska Ciidanka Xoogga Dalka iyadoo Magaalada Muqdisho ka dhistay saldhig ay tababar tayo sare leh kusiinayso ciidamada Xoogga Dalka oo ay ku jiraan Saraakiil, Saraakiil xigeen, waxaana sidoo kale Labada Dal dhex mara heshiisyo iskaashi ah.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50856\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50864\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50855\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho soo gaaraan wafdi uu horkacayo Wasiirka Difaaca dalka Turkiga, waxaana soconaya qaba-qaabada soo dhaweynta wafdiga. Wafdigan waxaa kamid ah taliyaha ciidamada xoogga dalka Turkiya ,Saraakiil sare iyo madaxa Hay\u2019adda TIKA. Wasiirka Difaaca dalka Turkiga iyo Saraakiil ka tirsan dowladda dalkaasi ayaa maanta kusoo wajahan magaalada Muqdisho, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51096,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51095","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51095","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51095"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51095\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51098,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51095\/revisions\/51098"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51096"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51095"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51095"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51095"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}