{"id":51033,"date":"2018-11-06T19:22:23","date_gmt":"2018-11-06T16:22:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51033"},"modified":"2018-11-06T19:25:23","modified_gmt":"2018-11-06T16:25:23","slug":"khilaaf-iyo-kala-qaybsanaan-saameyn-ku-yeelan-karta-doorashada-k-galbeed-oo-soo-kala-dhex-gashey-gudigii-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/11\/khilaaf-iyo-kala-qaybsanaan-saameyn-ku-yeelan-karta-doorashada-k-galbeed-oo-soo-kala-dhex-gashey-gudigii-doorashada\/","title":{"rendered":"Khilaaf iyo Kala Qaybsanaan Saameyn Ku Yeelan Karta Doorashada K\/galbeed oo Soo Kala Dhex Gashey Gudigii Doorashada."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/gudi-doorasho.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-51034\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/gudi-doorasho.jpg\" alt=\"\" width=\"979\" height=\"734\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/gudi-doorasho.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/gudi-doorasho-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 979px) 100vw, 979px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in uu khilaaf xoog leh uu soo kala dhaxgalay guddiggii doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed kaddib markii ay shalay is casilee inta badan xubnihii guddiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Cabdiwahaab Sheekh Mad Cabdkariin oo ka mid ah xubnaha guddiga doorashada ee is casilay ayaa sheegay in kaddib markii ay arkeen faragalin sida uu hadalka u dhiggay lagu hayo doorashada, islamarkaana xildhibaannadii Koonfur Galbeed leysugu geeyay Muqdisho goosteen in ay shaqada isaga tagaan.<\/p>\n<p>\u2018\u2019Waxaa u aragnay in dhibaato ay ka iman karto qaabka ay hadda doorashadu u socto, sidaa daraadeed ayaa nagu qasabtay in aan ka baxno annaga iyo intii badneyd guddiga shaqadii naloo idmaday\u2019\u2019 ayuu yiri Cabdiwahaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale xildhibaan Mad Kariin Maxamed Iftiin oo ka tirsan guddiga doorashada ayaa ka soo horjeestay is casilaada ay sameeyeen xubnaha guddiga oo ay ku jiraan guddoomiyihii iyo ku-xigeenkiisa, waxaana uu sheegay in is casilaadaasi waxba dib u dhac ah ku keeni doonin sida uu hadalka u dhiggay waqtiggii doorashada.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Shalay si nabad-galyo ah ayaa u bilaawnay qabashada Araajida doorashada, musharixiin ayaa lacago laga qaaday, kuwa kalana haddda ayeey ku balansan yihiin in Araajidooda la qabto, is casilaadan waxaan u aragnaa mid arrimo kale ka danbeeyaan, \u2018\u2019 ayuu yiri Mahad Kariin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Khilaafkan cusub ayaa ka dhax abuuri kara doorashada madaxweynaha maamula Koonfur Galbeed jahwareer siyaasadeed iyo dib looga dhaco waqtiggii loo ballansanaa in doorashada lagu qabto oo ku beegan 17ka bisha<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50856\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50864\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50855\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in uu khilaaf xoog leh uu soo kala dhaxgalay guddiggii doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed kaddib markii ay shalay is casilee inta badan xubnihii guddiga. Cabdiwahaab Sheekh Mad Cabdkariin oo ka mid ah xubnaha guddiga doorashada ee is casilay ayaa sheegay in kaddib markii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51034,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51033","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51033","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51033"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51033\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51036,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51033\/revisions\/51036"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51034"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51033"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51033"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51033"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}