{"id":51009,"date":"2018-11-05T22:26:39","date_gmt":"2018-11-05T19:26:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=51009"},"modified":"2018-11-05T22:26:53","modified_gmt":"2018-11-05T19:26:53","slug":"askar-ka-tirsan-ciidamada-dawladda-federalka-oo-maxkamadda-ciidamadu-dil-ku-xukuntey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/11\/askar-ka-tirsan-ciidamada-dawladda-federalka-oo-maxkamadda-ciidamadu-dil-ku-xukuntey\/","title":{"rendered":"Askar Ka Tirsan Ciidamada Dawladda Federalka oo Maxkamadda Ciidamadu Dil ku Xukuntey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/labo-askeri.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-51010\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/labo-askeri.jpg\" alt=\"\" width=\"938\" height=\"625\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/labo-askeri.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/labo-askeri-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 938px) 100vw, 938px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa dil toogasho ku xukuntay labo askari, kuwaasoo lagu soo eedeeyay inay horay u dileen askar kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Labada askari ee dilka lagu xukumay ayaa lagu kala magacaabaa Maxamed Xaashi Waasuge Cosoble oo lagu naaneyso (Oday Daalay) iyo C\/risaaq Maxamed Jimcaale<\/p>\n<p>Maxamed\u00a0 Xaashi\u00a0 Waasuge Cosoble (Oday Daalay)\u00a0 ayaa loo heystaa in uu dil bareer ah u geystay Marxuum Saciid Cusmaan Maxamed oo ay ka wada tirsanaayeen Ciidamada Amniga, kaasoo 30-kii bishii 8aad ee sanadkan ku dilay Dugsiga Tababarka ee Jen. Shirbow ee degmada Shibis.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada ayaa fadhiga Maxkamadda hor keenay Afar markaati oo dhammaantood isku raacay in Maxamed\u00a0 Xaashi\u00a0 Waasuge uu si bareer ah u dilay Marxuum Saciid Cusmaan Maxamed, kadib markii uu isku dayay in uu carqaladeeyo shaqo amni uu haayay Marxuumka, isla markaasna uu isku dayay in uu baxsado, balse ay ciidamada oo ka tir badnaa ay hareereeyeen sidaasna qoriga uu dilka ku\u00a0 geystay looga qaaday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale C\/risaaq Maxamed Jimcaale ayaa isagana loo heystaa dilka askari ay ka wada tirsanaayeen Ciidanka xoogga dalka oo lagu magacaabi jiray Qeys Khaliif Salaad, waxaana dilka uu ka dhacay Xerada Laanta Buure ee Gobolka Shabeellaha Hoose 27-kii bishii 7aad ee sanadkan<\/p>\n<p align=\"justify\">Garsoorayaasha ayaa si wadajir ah ugu xukumay dil Maxamed\u00a0 Xaashi Waasuge Cosoble (Oday Daalay) iyo C\/risaaq Maxamed Jimcaale,\u00a0 kaddib markii ay ku qanceen cadeymaha labada kiis ee Maxkamadda la hor keenay sida uu u sheegay dhamman dhinacyada ka qeyb galayay dacwadda Gaashaanle dhexe Xasan Cabdiraxmaan Aadan (Wabiyow) oo kamid ah garsoorayaasha Maxkamadda Ciidamada.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\" align=\"justify\">Maxkamadda ayaa \u00a0ugu danbeyntii \u00a0fursad u siisay xukunsanayaashan inay dalban karaan racfaan, haddii \u00a0aysan ku qancin xukunka ay ku riday Maxkamadda Darajada Koowaad ee \u00a0ciidanka qalabka sida.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50856\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50864\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50855\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa dil toogasho ku xukuntay labo askari, kuwaasoo lagu soo eedeeyay inay horay u dileen askar kale. Labada askari ee dilka lagu xukumay ayaa lagu kala magacaabaa Maxamed Xaashi Waasuge Cosoble oo lagu naaneyso (Oday Daalay) iyo C\/risaaq Maxamed Jimcaale Maxamed\u00a0 Xaashi\u00a0 Waasuge Cosoble (Oday Daalay)\u00a0 ayaa loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51010,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-51009","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51009","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51009"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51009\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51012,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51009\/revisions\/51012"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51010"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51009"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51009"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51009"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}