{"id":5093,"date":"2012-01-18T13:37:40","date_gmt":"2012-01-18T13:37:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5093"},"modified":"2012-01-18T13:37:40","modified_gmt":"2012-01-18T13:37:40","slug":"war-saxaafadeed-loogu-tacsiyadeenayo-caruurtii-ku-wax-yeeloowday-duqeyntii-jilib-oo-ka-soo-baxay-xafiiska-ra%e2%80%99iisul-wazaare-gaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/01\/war-saxaafadeed-loogu-tacsiyadeenayo-caruurtii-ku-wax-yeeloowday-duqeyntii-jilib-oo-ka-soo-baxay-xafiiska-ra%e2%80%99iisul-wazaare-gaas\/","title":{"rendered":"War Saxaafadeed Loogu Tacsiyadeenayo Caruurtii Ku Wax Yeeloowday Duqeyntii Jilib Oo Ka Soo Baxay Xafiiska Ra\u2019iisul Wazaare Gaas"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p><strong>Cabdilweli Gaas<\/strong> Ra\u2019iisul wazaaraha Soomaaliya ayaa maanta shir uu xafiiskiisa Saxaafada ugu qabtay kaga hadlay dhacdadii ay 5ta caruurta ahi ku dhinteen ee degmada Jilib taas oo ka dhalatay duqeyn ay diyaaradaha kenya geysteen, warsaxaafadeed shirkaas jaraa\u2019id kadib xafiiska Raysal wasaaraha kasoo baxay oo nuqul kamid ah <strong>Shabakada Wararaka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/strong> soo gaarey ayaa u qornaa sidan:<\/p>\n<p><strong>War-saxaafadeed<\/strong><\/p>\n<p>Shirkan Jaraa\u2019id waxuu ku saabsanyahay dhacadii ka dhacday Axadii degmada Jilib oo diyaaradaha dagaalka ay geysteen khasaare isla markaana goobtaas lagu dilay 4 wiil iyo gabar oo uu dhalay Abdullahi Macallin Hussein.<\/p>\n<p>Waxaan maanta xafiiskeyga ku qaabilay Abdullahi Macallin Hussein oo aan si shaqsi ah uga tacsiyeeyey dhimashada shantiisa carruur, waxaana EEBBE uga baryey inuu samir iyo iimaan isaga iyo shacabka Soomaaliyeed ka siiyo.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya waxey si deg-deg ah u sameyn doonaa baaritaan dhab ah ee la xiriira dhacdadaas iyagoo lala kaashanayo dowladda Kenya.<\/p>\n<p>Kenya iyo Soomaaliya waxey wadaan howlgal ballaaran oo looga soo horjeedo kooxaha nabad-diidka ah ee shacabka ka hor-istaagay gar-gaarka bani\u2019aadanimo iyo nabaddii. Waxaan rajeyneynaa in howlgalladaas lagu guuleysto oo shacabka Soomaaliyeed laga dul qaado cadowgooda Al-Shabaab si shacabka Soomaaliyeed ay ku noolaadaan nabad waarta.<\/p>\n<p>Markale Dowladda Soomaaliyeed aad iyo aad bey uga xuntahay qasaaraha shacabka waxaana lagu dadaalayaa in dhacadadaan laga faa\u2019iideysto oo la yareeyo ama la joojiyo khasaaraha shacabka.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliyeed waxaa ka go\u2019an in dalka lagu soo dabaalo nabad oo shacabku ay ka tashadaan aayahooda.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Cabdilweli Gaas Ra\u2019iisul wazaaraha Soomaaliya ayaa maanta shir uu xafiiskiisa Saxaafada ugu qabtay kaga hadlay dhacdadii ay 5ta caruurta ahi ku dhinteen ee degmada Jilib taas oo ka dhalatay duqeyn ay diyaaradaha kenya geysteen, warsaxaafadeed shirkaas jaraa\u2019id kadib xafiiska Raysal wasaaraha kasoo baxay oo nuqul kamid ah Shabakada Wararaka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5093","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5093","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5093"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5093\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5095,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5093\/revisions\/5095"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5093"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5093"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5093"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}