{"id":50886,"date":"2018-10-31T22:38:13","date_gmt":"2018-10-31T19:38:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50886"},"modified":"2018-10-31T22:39:47","modified_gmt":"2018-10-31T19:39:47","slug":"wafdi-ka-socda-soomaaliya-oo-ka-qayb-galaya-shirweynaha-itu-kasoo-ka-furmay-dubai","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/10\/wafdi-ka-socda-soomaaliya-oo-ka-qayb-galaya-shirweynaha-itu-kasoo-ka-furmay-dubai\/","title":{"rendered":"Wafdi Ka Socda Soomaaliya oo Ka Qayb Galaya Shirweynaha ITU Kasoo ka Furmay Dubai."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/itu.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-50887\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/itu.jpg\" alt=\"\" width=\"1110\" height=\"538\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/itu.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/itu-300x145.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1110px) 100vw, 1110px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta &amp; Teknolojiyada, ayna xubno ka yihiin mas&#8217;uuliyiinta Hay&#8217;adda Isgaarsiinta Qaranka, ayaa ka qeyb galaya shirweynaha ugu sarreeya ee Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) oo ka furmay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Shirweynahan, oo afartii sanaba mar la qabto, ayaa ah shirka ugu heerka sarreeya ee ITU, kaas oo lagu doorto hoggaanka ururka, laguna ansixiyo qorshayaasha iyo go&#8217;aannada arrimaha masiiriga ah ee khuseeya isgaarsiinta adduunka ee afarta sano ee soo socota.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirweynahan ayaa xiiso gaar ah u leh isgaarsiinta iyo teknoolojiyada Soomaaliya ka dib markii lagu guuleystay shaqooyin badan oo sare u qaadaya isgaarsiinta iyo teknolojiyada dalka, sida ansixinta sharciga isgaarsiinta, dhismaha Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka, iyo Soomaaliya oo soo ceshatay xuquuqda codeynta oo ay kaga qeybgali karto doorashada dhacaysa, kuwaas oo sare u qaadday maqaamka uu dalkeenu ku leeyahay ITU.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada, Md. Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa sheegay in Wasaaraddu u gudbisay ITU qaraar u gaar ah dalkeena oo loogu talo galay in lagu horumariyo isgaarsiinta iyo teknolojiyada dalka, kaas oo Wasaaradda iyo Hay\u2019adduba ka soo shaqeeyeen, kana soo dhaadhiciyeen kulamada heer qaarad Afrika iyo Carabtaba ee ITU.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cFursad qaali ah ayay noo tahay inaan maqaamkan kaga faa\u2019iideysano horumarinta isgaarsiinta iyo teknolojiyada dalkeena. Haddii shalay na loo arki jiray dad aan xuquuq lahayn, maanta waxaan qeyb ka nahay go\u2019aamada la gaarayo\u201d, ayuu yiri wasiirka oo intaas ku daray \u201cwaxaana fursaddaas uga faa\u2019ideysaneynaa inaan ka wada hadalno horumarin iyo iskaashi uu dalkeenu la yeesho dalalka dhiggeena ah.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50856\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50864\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50855\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta &amp; Teknolojiyada, ayna xubno ka yihiin mas&#8217;uuliyiinta Hay&#8217;adda Isgaarsiinta Qaranka, ayaa ka qeyb galaya shirweynaha ugu sarreeya ee Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) oo ka furmay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta. Shirweynahan, oo afartii sanaba mar la qabto, ayaa ah shirka ugu heerka sarreeya ee ITU, kaas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50887,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50886","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50886","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50886"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50886\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50889,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50886\/revisions\/50889"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50887"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50886"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50886"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50886"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}