{"id":50882,"date":"2018-10-31T21:20:36","date_gmt":"2018-10-31T18:20:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50882"},"modified":"2018-10-31T21:22:09","modified_gmt":"2018-10-31T18:22:09","slug":"ciidamada-ku-sugan-maamulka-k-galbeed-oo-looga-digay-in-ay-ku-milmaan-tartanka-musharaxiinta-m-weynaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/10\/ciidamada-ku-sugan-maamulka-k-galbeed-oo-looga-digay-in-ay-ku-milmaan-tartanka-musharaxiinta-m-weynaha\/","title":{"rendered":"Ciidamada Ku Sugan Maamulka K\/galbeed oo Looga Digay In Ay Ku Milmaan Tartanka Musharaxiinta M\/weynaha."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/gen-ibrahin-yaraw.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-50883\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/gen-ibrahin-yaraw.jpg\" alt=\"\" width=\"948\" height=\"533\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/gen-ibrahin-yaraw.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/gen-ibrahin-yaraw-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 948px) 100vw, 948px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Iyadoo 17ka bisha November ee nagu soo foolka leh la filayo doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed waxaa soo baxaya digniinno loo jeedinayo ciidamada qalabka sida looga digayo in ay ku milmaan arrimaha siyaasada ama doorashada Koonfur Galbeed oo ay isku hayaan musharixiin dhowr ah.<\/p>\n<p>General Ibraahim Yarow Isaaq oo ah taliyaha ciidanka xoogga dalka qeybta 60-aad ayaa saraakiisha iyo ciidamada ku amray in aysan qeyb ka noqon arrimaha doorashada, sidaasi darteed-na qof walba looga baahan yahay in uu guto waajibka uu leeyahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ayaa sheegay in ciidamada marnaba wax shaqo ah ku laheyn doorashada iyo arrimaha kale ee la xiriira siyaasadda, balse shaqadooda ay tahay sugidda ammaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cSaraakiisha, saraakiil xigeenka, iyo ciidamada waxaan amrayaa in aysan tagi karin doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed, annnaga shaqadeena waxay tahay ammaanka, askargii lagu arka isaga oo ku milmay doorashada talaabo sharciga waafaqsan ayaa laga qaadi doonaa\u201d. ayuu yiri General Ibraahim.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa soconaya loolan adag oo ka dhaxeeya musharixiin dhowr ah oo u taagan xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, waxaana dhinaca kale soo baxaya eedeymo loo jeedinayo dowladda oo la xiriira fara-galin la sheegay in ay ku heyso arrimaha doorashada.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50856\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50864\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50855\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo 17ka bisha November ee nagu soo foolka leh la filayo doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed waxaa soo baxaya digniinno loo jeedinayo ciidamada qalabka sida looga digayo in ay ku milmaan arrimaha siyaasada ama doorashada Koonfur Galbeed oo ay isku hayaan musharixiin dhowr ah. General Ibraahim Yarow Isaaq oo ah taliyaha ciidanka xoogga dalka qeybta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50883,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50882","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50882","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50882"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50882\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50885,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50882\/revisions\/50885"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50883"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50882"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50882"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50882"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}