{"id":50875,"date":"2018-10-30T23:33:16","date_gmt":"2018-10-30T20:33:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50875"},"modified":"2018-10-30T23:35:25","modified_gmt":"2018-10-30T20:35:25","slug":"xaalka-m-weyne-axmed-ducaale-geele-xaaf-oo-mugdi-ay-gelineyso-gogosha-xamar-ee-m-weyne-farmaajo-ku-baaqay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/10\/xaalka-m-weyne-axmed-ducaale-geele-xaaf-oo-mugdi-ay-gelineyso-gogosha-xamar-ee-m-weyne-farmaajo-ku-baaqay\/","title":{"rendered":"Xaalka M\/weyne Axmed Ducaale Geele Xaaf oo Mugdi Ay Gelineyso Gogosha uu Aqbaley Shakir ee M\/weyne Farmaajo Ku Baaqay."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/sh-m-shakir.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-50860\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/sh-m-shakir.jpg\" alt=\"\" width=\"1016\" height=\"571\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/sh-m-shakir.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/sh-m-shakir-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1016px) 100vw, 1016px\" \/><\/a><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Madaxa xakuumadda Galmudug,Sheekh Axmed Shakiir ayaa soo dhaweeyay baaqii madaxweynaha dowladda federaalka , Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku aaddanaa ka qaybgalka shir wada-tashi ah, taasina waxay dhibaato ku tahay madaxweynaha dowlad-gobolleedka ,Axmed Ducaale Xaaf.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Hoggaanka maamulka Galmudug ayaa horay labo ugu kala qaybsamay, madaxweyne ku-xigeenka Galmudug iyo guddoomiyaha Baarlamaanka oo ay waheliyaan qaar ka mid ah xildhibaannada maamulka ayaa muddooyinkii dambe ku sugnaa degmada Cadaado,iyagoo halka ku doortay madaxweyne cusub.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku shaqeeya magaalada caasimadda u ah maamulka ee Dhuusamareeb,balse taageerrada madaxa xakuumadda oo isna ku sugan Dhuusamareeb ee baaqa madaxweyne Farmaajo ayaa kor u qaadaya cadaadiska uu la kulmayo madaxweynaha Galmudug.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Xaaf ayaa ka mid ah afar hoggaamiye gobolleed oo xiriirka u jaray dowladda federaalka, waxaana shirkii ugu dambeeyay ee madasha wada-tashiga dowlad-gobolleedyada ee toddobaadkii hore lagu soo gabagabeeyay Garoowe laga soo saaray qodobbo kale oo ka dhan ah dowladda federaalka.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">War qoraal ah oo u baahiyay madaxa xukuumadda maamulka Galmudug, ayaa sidoo kale looga soo horjeestay dhammaan qodobbadii ka soo baxay shir maamul gobolleedyada ee Garoowe lagu soo gabagabeeyay.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Qodobbada ugu waa weyn ee shirka ayaa waxaa ka mid ahaa,in la dhiso ciidamo u gaar ah maamul-gobolleedyada, xisbi siyaasadeed cusub oo maamul-gobolleedyada ay ku mideeysanyihiin iyo in magaalada Dhuusamareeb lagu qabto shir -weyne iyo arrimo kale.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Madaxweyne Xaaf, oo shalay dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa halka ka sheegay inay isku diyaarinayaan shirka ,waxa uu faray hay&#8217;adaha ammaanka inay sugaan ammaanka, marka uu hadalka sheegayay waxaa garab-taagnaa madaxa xakuumadda, Sheekh Shakiir kaas oo laga dheehanayay qanacsannaan,balse war-saxaafeedka uu soo saaray ayuu ku caddeeyay mowqifkiisa shirka Garoowe.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">&#8221; Arrintan kama marnaan karto dowladda federaalka ,waana wax la filan karey in dowladda federaalka ay dadaal badan ku bixinayso sidii bannaanka loo dhigi lahaa Xaaf, haddana taas ayaa soo baxday.&#8221; ayuu yiri Cismaan Cali oo ka mid ah siyaasiyiinta Galmudug ee arrimaha gobolka ka faalooda.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Khilaafka Galmudug ayaa hadda waxaa waji cusub u yeelaya war saxaafadeedka ka soo baxay madaxa xukuumadda Galmudug.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50856\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshil.gif\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50864\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50855\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxa xakuumadda Galmudug,Sheekh Axmed Shakiir ayaa soo dhaweeyay baaqii madaxweynaha dowladda federaalka , Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku aaddanaa ka qaybgalka shir wada-tashi ah, taasina waxay dhibaato ku tahay madaxweynaha dowlad-gobolleedka ,Axmed Ducaale Xaaf. Hoggaanka maamulka Galmudug ayaa horay labo ugu kala qaybsamay, madaxweyne ku-xigeenka Galmudug iyo guddoomiyaha Baarlamaanka oo ay waheliyaan qaar ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50860,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50875","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50875","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50875"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50875\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50877,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50875\/revisions\/50877"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50860"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50875"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50875"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50875"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}