{"id":50841,"date":"2018-10-29T23:47:50","date_gmt":"2018-10-29T20:47:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50841"},"modified":"2018-10-29T23:49:42","modified_gmt":"2018-10-29T20:49:42","slug":"golaha-iskaashiga-dawlad-goboleedyada-oo-sheegay-in-carqalad-ay-ku-tahey-wararka-kasoo-baxaya-m-weyne-farmaajo-waan-waanta-la-wado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/10\/golaha-iskaashiga-dawlad-goboleedyada-oo-sheegay-in-carqalad-ay-ku-tahey-wararka-kasoo-baxaya-m-weyne-farmaajo-waan-waanta-la-wado\/","title":{"rendered":"Golaha Iskaashiga Dawlad Goboleedyada oo Sheegay in Carqalad ay ku Tahey Wararka Kasoo Baxaya M\/weyne Farmaajo Waan Waanta La Wado."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/HUGAMIYE-GOBOLEED-GAROOWE.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-50766\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/HUGAMIYE-GOBOLEED-GAROOWE.jpg\" alt=\"\" width=\"892\" height=\"669\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/HUGAMIYE-GOBOLEED-GAROOWE.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/HUGAMIYE-GOBOLEED-GAROOWE-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 892px) 100vw, 892px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Afhayeenka Golaha Iskaashiga Dowlad gobolleedyada Cabdullaahi Sheekh Xassan ayaa sheegay in ay u arkayaan warqada la sheegay in ay ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo mid lagu carqaladeynayo sida uu hadalka u dhiggay waanwaanta Aqalka Sare.<\/p>\n<p>\u2018\u2019Annaga ma jirto Qoraal ka soo baxay madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo si rasmi ah noo soo gaaray, laakiin waan arkeynay warqad baraha bulshada la wareejinayo oo la leeyahay madaxweynaha ayeey ka soo baxday,xitaa haddii ay dhab tahay in warqadaasi madaxweynaha ka soo baxday waxaan u aragnaa mid lagu carqaladeynayo dadaallada Aqalka sare ee la doonayo in lagu xaliyo khilaafka jira\u2019\u2019 ayuu yiri afhayeenka Golaha Iskaashiga dowlad gobolleed-yada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar wax laga weydiiyay waxa ay ku diidan yihiin in Muqdisho lagu shiro ayuu yiri\u2019\u2019 Dabcan haddii Muqdisho lagu shirayo iyo haddii Marka lagu shirayo intaba waxa aan ka sugeyno waa aqalka sare, ilaa iyo haddana kama maqal waan ku guuldareysanay waanwaantii aan wadnay marka iyaga aan ka war sugno\u2019\u2019 ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Khilaafka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo madaxda maamul goboleedyada ayaa xoogeystay tan iyo markii magaalada Kismaayo ay golaha iskaashiga ku yeesheen shir wadatashi ah, ilaa haddana ma jirto isku soo dhawaansho labada dhinac ah.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50518\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50519\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50520\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50521\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50527\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50528\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Golaha Iskaashiga Dowlad gobolleedyada Cabdullaahi Sheekh Xassan ayaa sheegay in ay u arkayaan warqada la sheegay in ay ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo mid lagu carqaladeynayo sida uu hadalka u dhiggay waanwaanta Aqalka Sare. \u2018\u2019Annaga ma jirto Qoraal ka soo baxay madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo si rasmi ah noo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50842,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50841","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50841","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50841"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50841\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50844,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50841\/revisions\/50844"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50842"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50841"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50841"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50841"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}