{"id":50837,"date":"2018-10-29T02:51:09","date_gmt":"2018-10-28T23:51:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50837"},"modified":"2018-10-29T03:10:17","modified_gmt":"2018-10-29T00:10:17","slug":"qaar-kamid-ah-m-weynayaasha-m-goboleedyada-oo-aqbaley-casuumaadii-uu-ku-baaqay-m-weyne-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/10\/qaar-kamid-ah-m-weynayaasha-m-goboleedyada-oo-aqbaley-casuumaadii-uu-ku-baaqay-m-weyne-farmaajo\/","title":{"rendered":"Qaar Kamid ah M\/weynayaasha M\/goboleedyada oo Aqbaley Casuumaadii uu ku Baaqay M\/weyne Farmaajo."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/c-weli-cali-gaas.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-50839\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/c-weli-cali-gaas.jpg\" alt=\"\" width=\"871\" height=\"581\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/c-weli-cali-gaas.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/c-weli-cali-gaas-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 871px) 100vw, 871px\" \/><\/a><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ogaaladay martiqaadka iyo gogosha uu fidiyay madaxweynaha dowladda federaalka, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,balse waxa uu sheegay inay ka war sugayaan dhex dhexaadinta iyo howsha uu wado Aqalka Sare.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Cabdiweli, waxa uu calaamad su\u2019aal geliyay inay Muqdisho tagayaan iyo in kale,isagoo sheegay in go\u2019aankii horay uga soo baxay uu sidiisa yahay, wax laga laabtay aanay jirin, howsha dhex dhexaadinta ay Aqalka Sare ku jiraan, ayna ka war dhowrayaan.<\/div>\n<div class=\"inline-ad\"><\/div>\n<div align=\"justify\">&#8220;Dowlad-gobolleedyada waxay u taagan yihiin nidaamka dowliga ee Federaalismka in la ilaaliyo, dhul badan ayay mas\u2019uul ka yihiin waa in lagu ixtiraamo oo lagyla shaqeeyo, waxyaabaha ka socda Koofur-galbeed iyo Galmudug waxaa moodaa in aysan sax aheyn, oo aan nidaamkii la rabay aan loo maareyn&#8221;. ayuu yiri madaxweyne Gaas oo wareysi siiyay idaacadda maxalliga ah ee Radio Kulmiye.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Madaxweynaha Puntland ayaa wareysiga lagu waydiiyay waxa ay ku diidan yihiin martiqaadka loo fidiyay,waxa uu sheegay in aanay diidaneyn casuumaada, balse dhowr jeer la wada hadlay go\u2019aamo horay loo gaarayna aanay waxba ka fulin,taasina ay qasbeyso in la helo daraf saddexaad, wuxuuna xusay in shuruudooda aanay aheyn kaliya faragelin shisheeye.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">&#8220;Faragelin shisheeye muhiim ma ahan, meel aan uga hadalnay ma jirto, hada Aqalka Sare oo matal dowlad goboleedyada oo dad Soomaaliyeed ah nidaamka Federaalka saldhig u ah ayaa waan waanta galay, waana soo dhoweynay, haddii ay dhankaas ka ogoleysiinayaan in la heshiiyo wax dhibaato ah kuma jirto anaga diyaar ayaa u nahay howshaas inay dhex dhexaadin ka noqdaan&#8221;.ayuu yiri Cabdiweli Gaas.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dowlad-gobolleedyada uga baaqay shir wada-tashi ah si meesha looga saaro khilaafka, iyadoo laga arkayay baaqa madaxweynaha dabacsanaan iyo tanaasul.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50518\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50519\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50520\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50521\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50527\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50528\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ogaaladay martiqaadka iyo gogosha uu fidiyay madaxweynaha dowladda federaalka, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,balse waxa uu sheegay inay ka war sugayaan dhex dhexaadinta iyo howsha uu wado Aqalka Sare. Cabdiweli, waxa uu calaamad su\u2019aal geliyay inay Muqdisho tagayaan iyo in kale,isagoo sheegay in go\u2019aankii horay uga soo baxay uu sidiisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50839,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50837","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50837","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50837"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50837\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50840,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50837\/revisions\/50840"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50839"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50837"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50837"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50837"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}